Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul iska casilay xisbiga Kulmiye iyo xubno ka soo jeeda deegaanka madaxweynaha oo ku biiri doona Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhalinyaro tiro badan oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa lagu wadaa in ay ku soo biiraan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, dhalinyaradani iyo xubno ka mid ah madaxda xisbiga Kulmiye ee gobolka Maroodijeex ayaa wada hadalo hoose lanleh xisbiga Waddani.

Maanta ayaa xisbiga Kulmiye gabi ahaanba iska casilay xoghayihiin garabka dhalinyarada ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Maroodijeex Mustafe Shirwac ma cada ilaa hada in uu Mustafe qayb la yahay dhalinyaro badan oo ka tirsanaa xisbiga Kulmiye oo gali doona ama ku biiri doona xisbiga Waddani oo hada ah xisbiga la filaayo in uu doorashada soo socta uu la wareegi doono hogaanka dalka.

Warar kale ayaa sheegaayabin dhawaan ay iyana xisbiga Waddani ku soo biiri doonaan aqoonyahano,waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda deegaanka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kuwaasi oo ay wararku xaqiijinayaan in ay wada hadal kula jiraan xisbiga Waddani

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this