Sign in to follow this  
Qudhac

Somaliland New Reshaped Ministries

Recommended Posts

Qudhac   

This will be what the new smaller leaner government will be working with only 15 ministers. Another law is that all ministries will work from morning to evening no more closing at midday.

 

 

1. Wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah

 

· Agaasinka arimaha dibada

 

· Agaasimka iskaashiga caalamiga ah

 

· Agaasimka qurbo-jooga

 

 

2. Wasaarada Arimaha Gudaha

 

· Agaasinka arimaha amniga

 

· Agaasinka arimaha qaxoontiga iyo barokacayaasha

 

· Agasinka arimaha socdaalka

 

· Agaasinka horumarinta iyo iskaashiga dawladaha hoose

 

 

3. Wasaarada Maaliyada iyo qorshaynta

 

· Agaasinka qorshaynta iyo horumarinta dhaqaalaha

 

· Agaasinka lacagta

 

· Agaasinka maaliyada

 

 

4. Wasaarada difaaca

 

· Agaasinka hawl galinta

 

· Agaasinka tababarada

 

· Agaasinka saadka

 

· Agaasinak naafada iyo agoomaha halganka

 

· Waaxda ururinta taariikhda halganka

 

 

5. Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha

 

· Agaasinka ganacsiga

 

· Agaasinka warshadaha

 

· Agaasinka maalgalinta

 

 

6. Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta

 

· Agaasinka xoolaha

 

· Agaasinka deegaanka

 

· Agaasinka horumarinta iyo reer miyiga

 

 

7. Wasaarada beeraha iyo khayraadka badda

 

· Agaasinka beeraha

 

· Agaasinka khayraadka badda

 

 

8. Wasaarada Biyaha, Tamarta iyo Macdanta

 

· Agaasinka Biyaha

 

· Agaasinka Tamarta

 

· Agaasinka Macdanta

 

 

9. Wasaarada Arimaha diinta iyo garsoorka

 

· Agaasinta arimaha diinta

 

· Agaasinta arimaha garsoorka

 

 

10. Wasaarada caafimaadka

 

· Agaasinka caafimaadka guud

 

· Agaasinka dawaynta

 

· Agaasinka shaqaalaha iyo saadka

 

· Agaasinka maamulka iyo loojisticska

 

 

11. Wasaarada Waxbarashada

 

· Agaasinka dugsiyada hoose dhexe

 

· Agaasinka dugsiyada sare

 

· Agaasinka dugsiyada farsamada

 

· Agaasinka horumarinta manaahijta iyo tababarka macalimiinta

 

· Agaasinka tacliinta sare

 

 

12. Wasaarada warfaafinta isgadhsiinta iyo tignoologiyada

 

· Agaasinka warfaafinta

 

· Agaasinka isgaadhsiinta

 

· Agaasinka tignoologiyada

 

 

13. Wasaarada hawlaha guud guryaynta iyo gaadiidka

 

· Maamulka dekada

 

· Maamulka duulista hawada

 

· Maamulka wadooyinka

 

· Agaasinka guryaynta

 

 

14. Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada

 

· Agaasinka arimaha bulshada

 

· Hawlgabka

 

· Naafada

 

· Agoomaha

 

· Agaasinka arimaha haweenka

 

 

15. Wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka

 

· Agaasinka dhalinyarada

 

· Agaasinka ciyaaraha

 

· Agaasinka dhaqanka iyo taariikhda qaranka

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

law is that all ministries will work from morning to evening no more closing at midday

Impossible! If they miss Jabbanaha arooryaad, there is no way they will miss Barjeynta galabkii :D:D , unless they will be allowed to get high in the office which, in return, could mess up the work they are doing ehehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

thats where things will change this new government will be composed of educated ellite rather than grass munching old guards.

 

closing government department at midday was a serious drain on the productivity of the country.

 

its great stepp forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by The Zack:

quote: law is that all ministries will work from morning to evening no more closing at midday

Impossible! If they miss Jabbanaha arooryaad, there is no way they will miss Barjeynta galabkii
:D:D
, unless they will be allowed to get high in the office which, in return, could mess up the work they are doing ehehe.
:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

quote: law is that all ministries will work from morning to evening no more closing at midday

Impossible! If they miss Jabbanaha arooryaad, there is no way they will miss Barjeynta galabkii
:D:D
, unless they will be allowed to get high in the office which, in return, could mess up the work they are doing ehehe.
:D:D ,,,

 

The new government invented new system of Khat consumption. There will be "Khat Juice" available at the offices, super markets and at the shops where staff can have a quick drink then continue their work. ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

This will be what the new smaller leaner government will be working with only 15 ministers.

Good move by the new admin. From 26 to 15 Ministries. And from 42 to 15 Ministers. They have also elarged the nr of Directorates.

 

 

The New Directerotes are:

 

· Agaasimka qurbo-jooga(Diaspora Affairs)

 

· Agaasinak naafada iyo agoomaha halganka(War Veterans and Widows)

 

· Waaxda ururinta taariikhda halganka (War Museum)

 

· Agaasinka maalgalinta(Investments)

 

· Agaasinka tacliinta sare(Higher Education)

 

· Agaasinka tignoologiyada(Technology)

 

· Maamulka dekada(Port Authorities)

 

· Maamulka wadooyinka(Road Authorities)

 

· Agaasinka Naafada(Handicap)

 

· Agaasinka Agoomaha(Orphans)

 

· Agaasinka dhaqanka iyo taariikhda qaranka(Culture and History)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this