Sign in to follow this  
wacdaraha_aduunka

Muqdisho Weerar Bambaan

Recommended Posts

Muqdisho: Weerar Bambaano oo xalay lagu weeraray guriga Ugaaska Beesha Cayr Ugaas Cabdi Daahir.

 

Muqdisho: Weerar Bambaano oo xalay lagu weeraray guriga Ugaaska Beesha Cayr Ugaas Cabdi Daahir.

Wednesday, May 03, 2006

 

CCC Farayaamo

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Wararka naga soogaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay kooxo aan la garayn ay weerar Bambaano ku qaadeen guriga uu daggan yahay ugaas kamid ah ugaasyada Soomaaliyeed gaar ahaan beesha Cayr/********** .

 

Ugaaska gurigiisa la weeraray oo lagu magacaabo Ugaas Cabdi Daahir ayaa la xaqiijinayaa inaysan cidina dhimasho ama dhaawac kasoo gaarin, weerarkii gurigiisa lagu qaaday.

Warka wuxuu sheegayaa in xalay kooxo mab watay ay guriga Ugaaska la beegsadeen xilli la hurday , waxaase la xaqiijiyay inuu bamku waxyeello gaarsiiyay gaadiid guriga yaallay.

 

Ugaaska oo wax laga waydiiyay cidda qaraxaasi ka danbaysay ayaa sheegay inuusan asagu sheegi karaynin , hase ahaatee ay yihiin dad nabadda kasoo horjeeda

Dhacdadan lagu weeraray Guriga Ugaaska ayaa ahayd mid dadwaynuhu ay aad ula yaabeen , ayagoo su'aalo iska waydiinaya cidda weerartay Ugaaska iyo ujeedada ay lahayd.

 

Waa markii ugu horaysay oo si cad loo beegsado xubin kamid ah odayaal dhaqameedyada laga qaddariyo dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this