Deeq A. Posted July 6, 2024 Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ugu dhintay magaalada Boorama roob dabeylo watay oo shalay ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda. Dabeylaha ayaa sidoo kale waxyeello gaadhsiiyay meelo ay ka mid tahay xarunta Jaamacadda Camuud. Source Share this post Link to post Share on other sites