Sign in to follow this  
Deeq A.

Adam Kaboole Nin la odhan jirey oo suufi caan ahaa oo reer Hargeisa ahaa. Ayaanu Meydh geyney isagoo Sheekh Isixaaq soo siyaaranaaya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Adam Kaboole Nin la odhan jirey oo suufi caan ahaa oo reer Hargeisa ahaa. Ayaanu Meydh geyney isagoo Sheekh Isixaaq soo siyaaranaaya.

Waxuna ahaa nin lugeeya. Markaasu AHN aabe ku yidhi duriyadaba halkan baan isugu keenaya ee qaarbaanse weli fahmin xikmadda rabaaniga

Hadda Reer Somaliland oo dhami. XISBIGA WADDANI bey isugu imanayaan.

Rag waaweyn oo kulmiye oo dowladdyahana ayaa maalin dhow Xisbiga Waddani ku dhawaaqaya in isbedelkuu wadaa yahey Badbaado Qaran. Dalkuna u baahan yahey.

Madaamo ey arkeen. Labadda odey shaqadoodu iney tahey mid aan dalkana lagu sii hogaamin kareyn mustaqvalka. Xisbiga Kulmiye aanu sii jiri kareyn. Ragaasi waa amusan yihiin. Waxeyna fahamsan yihiin. In xukumaddan cimrigeeddu dhamaadey.

Isbedelku wuu guuleysana
Somaliland Guul Xisbiga
Waddani Guul. Musharax
Cabdiraxmaan Cirro Waa
Madaxweynaha #13DEC2024
Lagu dhaarin doono. Hambalyo

Guushu waa Muuqata
Ninba Aashi Buu Wax
U eegaya Waxna Wuu
Arkaa Waxna Wuu Ogyahey

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari
diinaari1960@gmail.com

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this