Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Amnesty oo ka deyrisay caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
tJg10SKb_400x400.jpg?resize=400%2C400&ss

Warbixin ay soo saartay hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen heerarka dhimashada carruurta iyo hooyada ee gudaha Soomaaliya.

Sare u kaca dhimashada hooyada iyo dhallaanka ayaa loo aanaynayaa xarumaha caafimaadka ee dowladda oo aan qalabeysnayn, heerarka tallaalka oo hooseeya, iyo cudurrada ka dhasha biyaha ee soo noqnoqda.

Warbixinta ayaa muujinaysa in Soomaaliya dhibaato daran ka haysato la tacaalidda daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhallaanka taasi oo badisay heerka dhimashada.

Dhinaca kale hay’adda daah-furnaanta adduunka ee Transparency International ayaa sheegtay in musuqmaasuqa uu saameyn weyn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Hay’adda Amnesty oo ka deyrisay caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this