Juje Posted September 30, 2009 Xarakada Al Shabaab ayaa Goordhaw Maamul Islaami ah u Magacaawday Gobalada Jubbooyinka waqti ay magaalada Kismaayo ka aloosanyihiin Xiisada Colaadeed oo udhexeeya Maamulka Islaamiga Kismaayo iyo Sheekh Axmed Madoobe. Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Mas'uuliyiin cusub loo Magacaabay Gobalada Jubada Dhexe iyo jubbada Hoose oo kamid ah meelaha ugu muhiimsan ee Somalia. Magacyada Mas'uuliyiinta la doortay. 1-Waaliga Jubbooyinka:Sheekh Abuubakar zeylici 2-K/xigeenkiisa Koobaad: Xuseen Cabdi Geedi 3-Taliyaha Amaanka guud ee Jubbooyinka:Aadan Salaad Cabdi Raxmaaan 4-Taliye K/xigeenka Guud ee Jubbooyinka: Sheekh Ciise Maxmuud dheere. 5- Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo: Ugaas Maxamed Cumar Cabdule 6-Afhhayeenka Guud ee Gobalada Jubooyinka: Sheekh Xasan Yacquub Cali 7-Taliyaha Ciidanka Amaanka Magaalada Kismaayo:Sheekh C/raxmaan Cali axm Quote Share this post Link to post Share on other sites