Sign in to follow this  
Saalax

LOL Puntland Garaads complain to Sheikh Shariif over PM position

Recommended Posts

Saalax   

Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif

 

 

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mid ah Issimada ugu miisaanka weyn Issimada Reer Puntland islamarkaana ah afhayeenka issimada Puntland ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtey magaalada Garowe kaga hadley soo xulida Ra'isal wasaaraha Somalia kaas hadda la tashiyo ku aadan uu wado Madaxweyne Shiikh Shariif .

 

Garaadka oo sheegey in uu ku hadlayo magaca issimada Puntland ayaa sheegey in marka horre ku boorinayo Madaxweynaha dowlada Federaalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed magacaabida ray'isal wasaaraha ka dhigo qof reer Puntland ah.

 

Sidoo Kale Garaadka ayaa shirkiisa jaraa'iid kaga hadley beelaha aanooyinku u dhexeeyaan ee Puntland kuwaasoo uu ka dalbadey in ay nabad dhibkooda kusoo dabaalaan islamarkaana u hogaan-samaan awaamiirta kasoo baxda guddiyada dhex dhexaadinaya.

 

 

Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif

 

You can listen it here.

 

 

Odayasha Puntland oo digey Sh.Shariif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaahe*:

Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif

 

 

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mid ah Issimada ugu miisaanka weyn Issimada Reer Puntland

A leader of great stature in Puntland... :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
:D i didn't know puntland was this desperate for the PM post huh? Unfortunately Sheikh Shariff is realising if he wants to succede he has to choose a PM from the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

His not making a much point if you ask me. The PM position is not only reserved for puntland as some particular communities in the south also want their fair share.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

President Sheikh Sharif is from South, so the PM will come from Northern regions ( SSC, Puntland, Northwest, or Awdalland )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

President Sheikh Sharif is from South, so the PM will come from Northern regions ( SSC, Puntland, Northwest, or Awdalland )

adeer miyaad huruda ,, there is no such thing as north south west there is only 4.5 :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

adeer miyaad huruda ,, there is no such thing as north south west there is only 4.5
:D

Ninyahow waalan

 

sababta Jabhada SNM/Somalidiidka iyo kuwa taageera xanuun iyo cuqdad ugu dhacday, waxa weeyaan SOUTH baa wax kasta qaatay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Liibaan, somaliland doesn't need the south unlike puntland we can live without them, they can take the whole thing pm , president, forgien minister we couldn't careless looool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaahe*:

Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland.

Adeer dont compare yourself to Puntland.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^ Your right i shouldn't be comparing myself to the piratestate. :D instead we should be comparing ourselfs to djibouti a fellow independent somali state unlike pirateland which takes orders from sheikh shariff & co.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

Ninyahow waalan

 

sababta Jabhada SNM/Somalidiidka iyo kuwa taageera xanuun iyo cuqdad ugu dhacday, waxa weeyaan SOUTH baa wax kasta qaatay

xanuun maxay ah anagu jaggo ba kama rabno somaliya wa dal anu jaar nahay moyaane wax kale oo naga dhexweysa iska yar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Libaahe*:

Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland.

I am from SSC region of Somalia, NOT snm /somalidiid-land

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

quote:Originally posted by Libaahe*:

Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland.

I am from Somalia, NOT snm /somalidiid-land
i did not knew SNM was a country :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this