Saalax Posted October 12, 2010 Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mid ah Issimada ugu miisaanka weyn Issimada Reer Puntland islamarkaana ah afhayeenka issimada Puntland ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtey magaalada Garowe kaga hadley soo xulida Ra'isal wasaaraha Somalia kaas hadda la tashiyo ku aadan uu wado Madaxweyne Shiikh Shariif . Garaadka oo sheegey in uu ku hadlayo magaca issimada Puntland ayaa sheegey in marka horre ku boorinayo Madaxweynaha dowlada Federaalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed magacaabida ray'isal wasaaraha ka dhigo qof reer Puntland ah. Sidoo Kale Garaadka ayaa shirkiisa jaraa'iid kaga hadley beelaha aanooyinku u dhexeeyaan ee Puntland kuwaasoo uu ka dalbadey in ay nabad dhibkooda kusoo dabaalaan islamarkaana u hogaan-samaan awaamiirta kasoo baxda guddiyada dhex dhexaadinaya. Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif You can listen it here. Odayasha Puntland oo digey Sh.Shariif Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 12, 2010 Originally posted by Libaahe*: Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mid ah Issimada ugu miisaanka weyn Issimada Reer Puntland A leader of great stature in Puntland... :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 12, 2010 i didn't know puntland was this desperate for the PM post huh? Unfortunately Sheikh Shariff is realising if he wants to succede he has to choose a PM from the south. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 12, 2010 ^^^The Garad is making a point thats all, and he has the power and title to do so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 12, 2010 His not making a much point if you ask me. The PM position is not only reserved for puntland as some particular communities in the south also want their fair share. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 12, 2010 President Sheikh Sharif is from South, so the PM will come from Northern regions ( SSC, Puntland, Northwest, or Awdalland ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 12, 2010 Originally posted by 'Liibaan': President Sheikh Sharif is from South, so the PM will come from Northern regions ( SSC, Puntland, Northwest, or Awdalland ) adeer miyaad huruda ,, there is no such thing as north south west there is only 4.5 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 12, 2010 Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 12, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: adeer miyaad huruda ,, there is no such thing as north south west there is only 4.5 Ninyahow waalan sababta Jabhada SNM/Somalidiidka iyo kuwa taageera xanuun iyo cuqdad ugu dhacday, waxa weeyaan SOUTH baa wax kasta qaatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 12, 2010 Liibaan, somaliland doesn't need the south unlike puntland we can live without them, they can take the whole thing pm , president, forgien minister we couldn't careless looool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 12, 2010 Originally posted by Libaahe*: Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland. Adeer dont compare yourself to Puntland.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 12, 2010 ^^ Your right i shouldn't be comparing myself to the piratestate. instead we should be comparing ourselfs to djibouti a fellow independent somali state unlike pirateland which takes orders from sheikh shariff & co. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 12, 2010 Originally posted by 'Liibaan': Ninyahow waalan sababta Jabhada SNM/Somalidiidka iyo kuwa taageera xanuun iyo cuqdad ugu dhacday, waxa weeyaan SOUTH baa wax kasta qaatay xanuun maxay ah anagu jaggo ba kama rabno somaliya wa dal anu jaar nahay moyaane wax kale oo naga dhexweysa iska yar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 12, 2010 Originally posted by Libaahe*: Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland. I am from SSC region of Somalia, NOT snm /somalidiid-land Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 12, 2010 Originally posted by 'Liibaan': quote:Originally posted by Libaahe*: Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland. I am from Somalia, NOT snm /somalidiid-land i did not knew SNM was a country Quote Share this post Link to post Share on other sites