Ismahaan Posted December 1, 2010 Who is this guy and what is he doing in Galkacyo? There is something fishy going on. Waxa khatar ku jira Amniga Puntland gaar ahaan Gobolka Mudug >> kadib markuu soo gaarey gobolkaas oo in muda ah saldhig ku lahaa nin la yirahdo General Edwin Rozlubirski oo ah nin asalkiisu yahay Yuhuuda reer Poland 1938 ayey reerkiisu soo galeen dalka Ingriiska ,waxuuna ahaan jiray General ciidamada ah. SOURCE SOURCE 2 ''After the Polish embassy in Bern was captured by terrorists in 1982, General Edwin Rozłubirski proposed that a military unit specialising in fast response to all possible threats, be created. However, the proposal was initially refused. In 1989 many Jews were allowed to leave the Soviet Union for Israel. For fear of Islamic terrorists who opposed increased immigration to Israel, most western European countries did not assist in the transport of civilians.'' CHECK this OUT Cajiib sheekadaan hadii aay run tahay waa in madaxa laga soo gooyaa duqaan. Edab daro buu u tagey dal uusan lahaayn. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites