Kamaavi Posted April 2, 2010 Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole iyo wasiirka Arimaha dibada ee Ethiopia Seyoum Mesfin ayaa shalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa kaasoo ay kaga wada hadleen arimo la xidhiidha sidii loo sii xoojin lahaa heshiiska amni ee u dhaxeeya labada dhinac. Taloow muxuu yahay heshiika amni ee u dhaxeeya Puntland iyo Ethiopia? Quote Share this post Link to post Share on other sites