Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxa aan dhambaal hambalyo & bogaadin ah u dirayaa dhammaan shacabkayga

Recommended Posts

Deeq A.   

img_1_1719381358717.webp

Waxa aan dhambaal hambalyo & bogaadin ah u dirayaa dhammaan shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland ee ku nool dal iyo dibedba munaasibadda xuska 64 guurada ka soo wareegtay maalintii aynu xornimada ka qaadannay maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska ee 26ka-June 1960-kii.

Waxaa faan, tookh & taariikh weynba ah inoo ah in aynu nahay curadkii Qowmiyadda Soomaalida oo dhan u horseeday Madax-bannaanida & Gobonnimada ay ku kala naaloonayaan maanta iyagga oo kala dawlado ah.

Walaalayaal, reer Somaliland-ow ku debaal-dega farxad, nabad iyo hiigsi aan gudhayn, ballanteennuna waa midnimo, walaalnimo, iyo gobannimo waarta. “ Musharax Cabdiraxmaan Cirro”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this