Sign in to follow this  
Deeq A.

Anigu waxa aan ku dhashay Hargeysa Muuse Biixi halka uu ku dhashay lama garanaayo Su’aashaasi Cirro dhawaan Tuuray oo Imtixaankii Dugsiyada lagu soo daray

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240601-WA0012.jpg
Hargeysa,(Qaran news)- Musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa laba todobaad ka hor isaga oo kaftamaaya sheegay xaga uu isagu ku dhashay. Waxana uu Cirro xiligaas sheegay in uubku dhashay Cisbatalka magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxana uu hadalkiisa raaciyay in aan la garanayn xaga uu Muuse Biixi uu ku dhhashay.

Hadaba waxa kuu cad in tuuryadaas Cirro gaadhay meel fog, waxana isla su’aashii Cirro lagu soo daray imtixaanada dugsiyadda oo hada ka socda dalka oo dhan. Waxana la waydiiyay halka uu Muuse Biixi ku dhashay sida ku cad warqada imtixaanka ee hoos taala waxan uu arday ka mid ah ardaydii imtaxaanka galay uu uu su’aashaasi kaga jawaabay in uu Muuse Biixi Cabdi uu ku dhashay Xarshin oo ah dawlad deegaanka Somaalida Itoobiya.

Screenshot_20240623_092235_Chrome.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this