Som@li Posted August 21, 2007 Madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad “Wada hadal ayaa noo socda Dowlada Federaalka” Badhan:- Wararka naga soo gaaraya Xarunta Maakhir ee Magaalada Badhan ayaa tibaaxaya in maanta uu mudane madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad, uu golihiisa Paarlamaanka u sheegey in wada hadalka u dhexeeya isaga iyo dowlada Federaalka meel wanaagsan uu marayo haatan."wada hadalka anaga iyo dowlada waa mid aan sir ahayn, meel fiican ayuuna marayaa" ayuu yiri Mudane Col Jibriil Cali Salaad. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladaha dariska ah uu sidoo kale diyaar u yahay wada hadal dheeraad ah, sida isku afgarashada xuduudaha, dhaqaalaha iyo wixii la mid ah. Isagoo sheegey in waxa Maakhir loo dhiseyba ay tahay in nabad iyo hormar la helo. Madaxweynaha ayaa wuxuu kaloo ka Hadley bisha barakeysan ee Ramadaanka nagu soo fool leh, iyo sidii looga faa’ideysanlahaa, looguna diyaar garoobi lahaa. Madaxweynaha ayaa xusey in loo baahanyahay dadku in ay la shaqeeyaan. Xigasho: Dhahar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 21, 2007 Maye kuwii lahaa Somaliland baa ka dambaysa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted August 21, 2007 looool@Madaxweyne Col. Jibriil Cali Salaad. For few seconds I thought you were talking about the president of Djabouti. Dabshid Perhaps you need to put his picture up in your signature + post more news of Maakhir state so we can get used to it...For few days be like Duke man Don't let down Cida. Peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 21, 2007 ^^ Horta ma Maakhir baa mise Makhiir, Maqiir mise Maaqir? Them Ausie asset stripers must be more baffled! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 21, 2007 ^What's so funny aad la cirdo weytahay? lol@cida. This is a good news for every cid, not only one. Congrats to president Salaad. Mid Soomaali nabad isugu keena Allah ka dhigo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 21, 2007 ^^ You're laughing, why can't I Jimmy? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 21, 2007 ^Poor Ayuub. It was meant for Dhubad but why are you too laughing. Mine was at that cheap cida comment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 21, 2007 Maakhir? yaan xumaan loo qaadan, laakiin ayaantaan waan maqnaa ee bal halla iga dhaadhiciyo...is it maamul goboleed, dowlad goboleed? waana degaankee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 21, 2007 ^^ Why are asking, are you the laughter police? <- just a smile. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted August 21, 2007 I first welcome makhir. Waayo waxay ku sameysmeen reflection & bee'ada aay ku noolyihiin markii aay arkeen. Cid waliba oo hareerahooda ah waxaay suubsadeen maamul sida Puntland oo 98% reer Duke ah, sida Somaliland oo 99% reer Jacaylbaro ah, waanu aragnay reer Galmudug oo 100% reer Aideed Jr. ah so why not one for reer Badhan dee adeer! and we wait reer L.A markooda, reer guriceel markooda, reer Caabudwaaq markooda, reer baladweyn markooda illaa xaduuda kenya waa inaanu isu badalnaa cimaarado yaryar oo xabashida hoos taga oo wax ka suga dalkoodana lagu maamulo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 22, 2007 Dhubad waa kusidee ninyahow? Cidda aad shegayso waa maxay, Maakhir State is your State.You are welcome anytime. Ayoub, Adeer ku garan maayo waxa aad la gawsawayn tahay, Si cad wax ii waydii! Abwaan, Saxb xagee ku maqneyd? and how come you havent heard of Maakhir State? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 22, 2007 I am glad the accursed "land" suffix was left off. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 22, 2007 where is Hunguri ?? ,, he must be running for a possition by now Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 22, 2007 where the hell is this place?? i cant find it in no map..even google said...unable to locate it!! try a different planet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 22, 2007 did you try a different planet then ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites