Liibaan Posted June 13, 2010 Xildhiban Caasha A.Cabdalla" Dhibta Ka Taagan SSC Waxay Ku Tusaysaa Siyaasad Xumida Puntland"(Maqal) Halkan Ka Dhegayso waraysigii Xildhibaan Caasha A. Cabdalle Lasanod Online. Sunday, June 13, 2010 LASANOD Online:- Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalle oo waraysi siisay Idaacada Rajo doon, ayaa ka hadashay xaalada ka taagan gobolada SSC, iyadoo cambaareysay maamulada Puntland iyo Somaliland. Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalle ayaa sheegtay in maanta "Puntland Sadexda degmo oo laamigu maro maahee inta kale lagu bakhtiyey". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 14, 2010 hadana ma haweeney tfg ku jirta baad miciin mooday , war kuwii ka waweyna ba wax ku qaban kari wayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites