Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dankis Xuseen Caydiid

Recommended Posts

"Soomaaliya iyo Itoobiya way
waxayna yeelanayaan hal baasaboor, hal ciidan, hal dhaqaale xuduudna ma lahaanayaan."

Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay, Xuseen Caydiidoow.

 

Three suuls up. icon14.gificon14.gificon14.gif

 

After all, you just prematurely uttered what we Soomaalida damiirka leh, dalkooda jecel knew all along. Geedi iyo madax ku sheega in dowlad ku sheega burburtay, non-existent, illegimate ayaa kula og, laakiin waa ogyahay awood malaha hada ay yiraahdaan saas.

 

Xuseen Caydiidoow aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay mar labaad, and I for one will like to nominate you as their spokesperson. After all, the map Xildhibaanada soo bandhigeen a month ago wasn't photoshopped.

 

New-Africa-Map.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Denying while not denying.

 

The official dowlad ku sheega burburtay, treacherous, traitorous spokesperson ayaaba yiri this:

 

Xuseen Caydiid fikrad isaga u gaar ah ayuu ka hadlay, mana aha in
xiligaan oo kale laga hadlo arimo noocaan oo kale
...

Laakiinse tomorrow waa laga hadli karaa, oo qorshaha u degan ayaa ah.

 

Cabdiraxmaan Diinaari ayaa waxa uu sheegay in arinta ku aadan in labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya in la isku daro oo midoobaan ay
arin u taal dadweynaha Soomaaliyeed.

So, he himself doesn't mind, if "dadweynaha Soomaaliyeed" agree, which they would never endorse such an insanity. No one xuriyadiis qof kale, iskaba dhaaf cadow waligiis jiray, u dhiibtay voluntarily.

 

Haddaba hadalka uu sii daayay Xuseen Caydiid waxaa ka hadlay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo sheegay in Xuseen Caydiid uu fikirkiisa dhiibtay,
isla markaana ay goor hore tahay in laga hadlo xuduud isu furis, Baasaboor la mideeyo
, wuxuuna tilmaamay in haatan howsha taala ay tahay in nabadgelyada Soomaaliya laga shaqeeyo

So qorshaha ayeeba ku jirtaa markii "Soomaali la nabadeeyo."

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

You left out the best of the so-called denials. This one is straight out Yey's mouthpiece.

 

"Hadalka Wasiirka Gudaha ee Soomaaliya Xuseen Caydiid uu shalay ka sheegay Muqdisho ma ahan mid ku qotoma siyaasadda Dowldda, balse waa hadal uu iskii isaga yiri, waxaana caddeynayaa in dowladdu aysan siyaasad ahaan xilligaan ahayn mid doonaysa in la isku daro Soomaaliya iyo Ethiopia" ayuu yiri C/raxmaan DIinaari oo hadal dheer siiyay BBC-da qaybta Afka Ingiriiska.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by AYOUB_SHEIKH:

You left out the best of the so-called denials. This one is straight out Yey's mouthpiece.

 

"Hadalka Wasiirka Gudaha ee Soomaaliya Xuseen Caydiid uu shalay ka sheegay Muqdisho ma ahan mid ku qotoma siyaasadda Dowldda, balse waa hadal uu iskii isaga yiri, waxaana caddeynayaa in dowladdu aysan siyaasad ahaan
xilligaan ahayn mid doonaysa in la isku daro Soomaaliya iyo Ethiopia" ayuu yiri C/raxmaan DIinaari oo hadal dheer siiyay BBC-da qaybta Afka Ingiriiska.

I suppose it's "xilligaan" that is so captivating. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof.Geeddi “Ma ogolaan doono hadda ka dib in wasiir ama xildhibaan kasta uu siduu doono ug

a hadlo siyaasada xukuumada”

 

Ra'isul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hadal muran badan dhaliyey oo maalintii dorraad goob fagaare ah uu ka jeediyey ku-xigeenkiisa ahna wasiirka arrimaha gudaha Xuseen Max'ed Caydiid kaasoo ahaa in dowladdu wado qorshe ku aadan in la baabi'iyo xudduuda Soomaaliya iyo Itoobiya, baasaboor mid ahna ay wadaagaan shacabka labada dal.

 

Geeddi ayaa sheegay in hadalkaasi uusan aheyn mid ka turjumaya siyaasada xukumada federaalka uuna yahay mid ku kooban Xuseen Caydiid, loona baahan in wasiirada ka tirsan xukuumadiisa aysan isaga qaldamin siyaasada dowladda iyo fekerka shaqsiga ah ee ay qabaan, wuxuuna xusay Geeddi in siyaasada xukuumadiisa ee ku wajahan dalalka deriska ay tahay in deris wanaag iyo nabad gelyo lagu wada noolaado, dowladaha geeska Afrikana ay meel uga soo wada jeesan lahaayeen argagaxisada iyo kooxaha kale la halmaala.

 

“Ma ogolaan doono hadda ka dib in wasiir ama xildhibaan kasta uu siduu doono uga hadlo siyaasada xukuumada, waanba iney fekerkooda ku soo bandhigaan fadhiyada dowladdaa inta aan saxaafada loo soo gudbin” ayuu yiri Geeddi oo dhinaca kale sheegay in xukuumadiisa ay wado qorsheyaal kala duwan oo lagu celinayo adeegyadii bulshada sida nabadgelyada caafimaadka iyo waxbaraashada.

 

 

 

Cabdixakiin Cilmi Xasan , Muqdisho, Somalia

Cabdixakiin44@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I think he was trying to make a point, but it all came out wrong, he seemed to be high, he even went on to insult another nations envoy, not helping the TFG relationship with Italy any way at all..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by HornAfrique:

What I have yet to understand is why ina Caydiid would even speak what he spoke?

Waa su'aal da' weyn oo madaxa daalineysa. Sacad haddiis dan ku jirin, maxaa cawadii looo tumaa?

 

Haddii odayga weyn iyo Geeddi fanaxleey aysan la ogeyn hadalkaan ma ku dhawaaqi lahaa? Maxaase wax looga qaadi waayey, waa u jeeddaa waa laga aamusee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this