Sign in to follow this  
General Duke

Baran Sanaag Puntland: 1st July Celebrations: PICS

Recommended Posts

Daawo Sawirada: Degmada Baran ee gobolka Sanaag si wanaagsan maanta looga xusay 1da Luuliyo ooku beegan 74 guuradii ka soo wareegtay madaxninmadii Somalia.

 

BAdhan:- Degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa si wayn looga xusay maanta oo ahayd 1da Luuliyo oo qiime wayn ku fadhida dadka somaliyeed meelkastoo ay ku sugan yihiin isla mar ahaantaasina Mudan xusid iyo tixgelin u gaara Madaama ay tahay maalintii ay Mudnayd Somalidu. Hadaba waxaa maanta xuskan qayb wayn k qaatay shacabka reer Sanaag gaar ahaan meelaha Xaflad qiimo badan oo ay qiiro ka muuqatey ayaa maanta lagu qabtay xarunta ururka haweenka Alnasar ee gobolka Sanaag ee magaalada Badhan Halkaasi oo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad u farabadan oo isugu jira wax garadka degmada dhahar iyo qaybaha kale ee bulshada degmadaasi baran Waxaana ka mid ahaa maanta Masuliyiinta dhankaa maamulka ka soo qaybgashay Munaasibadaasi Gudoomiyha Gobolka sanaag Maxamuud Siciid Nuurduqa degmada Badhan Maxamed Axmed Bulbul iyo Odayaahsa degaanka qaybohooda kala duwan waxaana dhamaan ay hanabalyo iyo u direen dadwaynah ku dhaqan gobolada dalka somaliaya waxaana ay xafladaasi ka soo jeediyeen masuuliyiintu khudbado kala gedisan iyo wacyigelino ay dadka ku wacyi gelilnayaan in la aqoonsada arimha danta iyo maslaxadu dadka ugu jirto waxaana sidoo kale ku soo xaadiray Munaasibadaasi shacabka Degmada dhahar oo maalintan qiimha Badan ka qayb qadanayey Meelaha kale ee laga xusay Gobolka sanaag waxaa ka mida Dhahar inkastoo Xafladii ugu qiimaga badnayd ay ka dhacaday degaanka Baran Xarunta Gobolka sidoo kale waxaa ka dhacay Dabaal degyo lugu xusayo qiimaha maalintani ay uleedahayUmada somaliyeed.

Xuskii iyo Munasibadihii maanta lugu xusay 1luuliyo ayaa waxay ku soo dhamaaden jawi wanaagsan iaydoo dadka intiisa badini maanta ay dib u garowsadeen xaldihii hore ee dalka somala

Maxamed axmed ciise

 

 

Sawirada= Maxamuud CIyoon

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this