Xaaji Xunjuf Posted February 16, 2010 Sidee loo soo dhoweeyey Wargeyska Cusub ee The Enterprise Newspaper + Shakhsiyaad Caan ah +SAWIRRO February 16, 2010 | Both comments and pings are currently closed. | RSS Wargeyska The Enterprise Newspaper oo ka soo baxa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii labaad soo baxay horraantii bishan Labaad, kaas oo ka koobnaa 32 bog, lagana soo daabacay in ka badan labaatan kun (20,000) oo xabbo ayaa labadii toddobaad ee ugu horreeyey bishan durba aan waxba ka sii ool, waxaana si weyn loo soo dhoweeyey wargeyskan The Enterprise oo durba afhayeen u noqday bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkan Ingiriiska ah, kuwaas oo aan cod iyo cid u doodda toona hore u lahayn; wargeyskani wuxuu ku soo kordhiyey inuu dhiirigeliyo sawirka togan (positive) ee Soomaalida, waxaanu u noqday dariiq ay aqoonyahanku bulshadooda u soo maraan, waxna ugu soo gudbiyaan. Wargeyskan “walqashiisii durba cunay waaxyaheedii” ayaa la saadaalinayaa inuu muddo kooban gudahood si weyn uga hanaqaado dalkan UK, bulshada Soomaalida ah – ee had iyo jeer xuquuqdooda la duudsiyana u hiilin doono, una noqon doono cod dheer oo ay ku gudbiyaan fariintooda, kuna difaacaan sharaftooda iyo dadnimadooda. Wargeysku wuxu olole balaadhan ku qaaday inuu bahweynta Ingiriiska ah ka dhaadhiciyo sida ay bulshada Soomaalidu uga mid tahay bahweynta iskugu soo gashay dalkan Ingiriiska (Multicultural Sociaty), ayna hormuud ka yihiin dhanka ganacsiga, tacliinta iyo weliba dhaqanka iyo diintaba. Haddaba, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa shakhsiyaadkii caanka ah ee wargeysku gaadhay iyo sida ay ula dhaceen durba quruxdiisa, qoraallada ku jira qoto-dheeridooda, iyo qarada wargeyska oo ka kooban 32 bog “color full” ah, isla markaana si heersare ah loo soo daabacay, waxa ka mid ah dadka soo dhoweeyey siyaasiyiin, suxufiyiin, abwaanno, tafatirayaasha wargeysyada iyo magazine-nada ka soo baxa Qurbaha oo ay mid yihiin wargeyska KASMO, magazine ka SHEEKO iyo Somali Eye iyo TVga caalamiga ah ee Universal. Edward Davey MP – Libdem – Shadow Secretary of Foreigners and Commonwealth Commission and his wife Weriye Cabdisalaan Hereri –Universal TV iyo Cabdiqaadir Shire – Tafatiraha guud ee KASMO Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen – oo ka mid ah madaxdhaqameedyada Soomaalida ee ku nool carrigan Ingiriiska. Hamish Wilson – Sawirqaade Soomaalida dhexdeeda caan ka ah, wuxuuna leeyahay beerta DEGMO oo dad badan oo soomaali ahi u dalxiis tagaan xilliga xagaaga. Abwaan Axmed Ismaaciil Xudaydi – Boqorka Cuudka Wiil Soomaaliyeed oo ka helay macluumaadka ku qoran, aadna ugu faraxsan. Mawro Aamina – Tafatiradda Guud ee magazine ka SHEEKO Cismaan Kaluun –Siyaasi weyn oo ruugcadaaya oo ka helay wargeyska The Enterprise Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 16, 2010 xaaji, kanna makii icitiraafka lagu raadinayyey baa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 16, 2010 Originally posted by xiinfaniin: xaaji, kanna makii icitiraafka lagu raadinayyey baa ictraakfa meel kaliya lugu ma so koobo Wala balaadhiya wa sida pizzada oo kalle soo daqiqda lama kala bixiyo. Ictraafka na wala kala bixiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted February 16, 2010 wat's w/the dude trying to look like Ronaldo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 16, 2010 @ Boqorka Cuudka.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 17, 2010 great news but two problems: Its free and the headline should be "The Somali Community Says" rather then the Somali Community say. Wish them luck... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 17, 2010 ^While your observation is valid. They could use proofreader. You sound like this kid I used to know whose the classmates wanted to beat up. Unfortunately, we never got the opportunity. His parents always use to pick him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted February 17, 2010 Originally posted by raula: wat's w/the dude trying to look like Ronaldo The mohawk, hey? Ya salaam. Reer UK weey duuleen show. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 17, 2010 Originally posted by Che -Guevara: ^While your observation is valid. They could use proofreader. You sound like this kid I used to know whose the classmates wanted to beat up. Unfortunately, we never got the opportunity. His parents always use to pick him Lol, that's a little harsh, glad I didn't go to your school che but should the situation have presented itself, I would have talked your classmates out of the silly idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted February 17, 2010 btw raula, the fohawk gets my stamp of approvel, ilbah waye iska daaf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted February 17, 2010 Good news. It maybe argued that somalis don't turn to newspapers to get news. Naxar you are right! How much of this is PR for gaining some grants? Afkuu ku soo baxaa wargeyska? By the way it seems that Xawaalaha business is the only business form somalis know! You see ads for these "usery" taking (with the tacit approval of culumas) business at every corner. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted February 17, 2010 KASMO is much better, the oldest Somali newspaper in UK. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Archdemos Posted February 17, 2010 wat's w/the dude trying to look like Ronaldo [big Grin] I knew i seen this guy before, his name is Najib and does the rockshow, at nomadradio Najib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted February 17, 2010 The Mohawk guy did catch my eye, lol! Yeah, nothing more embarassing than a newspaper that has gramatical errors. They should hire someone to proofread. Quote Share this post Link to post Share on other sites