Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Kulmiye Ee hada joogta wareer ayaa ku dhacay.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240609-WA0000.jpg

Xukuumada Kulmiye Ee hada joogta wareer ayaa ku dhacay.

Abdikariin Xinif Oo Su’aal uu waydiiyay wariye Heelo ayaa ku yidhi 7 Sano Ee aad xilka joogteen maxaad qabateen?

Waxaa ugu jawaabay Anagu Kulmiyihii hore wixii uu qabtay ayaanu dhamaystirinay 7 sano. Sida wadadii Ceerigaabo, Dekada Barbara,iyo wada Berber ilaa Wajaale.

Xalay Madal buug lagu soo bandhigayay ayaa Maxamuud Xaashi Abdi Kuwaydiiyay.
Waxaa laydinka Fadhiyaa 7 Sano Isla Xisaabtan Dalkii Iyo Dadkii midaysnaa Ee laydiin dhiiba ?

Wasiir Maxamed Kaahin Hadalkaa Iyo Xisaabta Ka Cadhooday ayaa ugu Jawaabay, in Ay Xaashi iyo Xirsi ba ay Tuug tuug dhashay yihiin. Mujaahid ku Xataa odayaal Xabaasha ku jira ayuu tuug ku sheegay.

Mujaahid la waxaa laaga fadhiyaa shacabku uga Fadhiyaa Jawaab waafiya Cay loogama fadhiyo.

Ragaa Uu Tuugta ku sheegaya Somaliland waxay markaati uga tahay in hogaaminayeen dawladii Dhistay dalka

1. Wadaarada Dalka in kabadan 15 wasaaradood ayay dabaqyo udhiseen.
2. Lacagtii Geebta ayay ka badaleen Gobolka togdheer.
3. Darajada Ciidamada ayay bixiyeen.
4.waxabashada hoose ayay bilaash ka dhigayn.
5. Dhaqaalaha ayay kor uqaadeen.
6.Dekada Bebera ayay DPW Heshiiska ilaa manta Somaliland ku Faanto lagaleen.
7. Dekada Berbera ayay balaadhiyeen.
8.Wada Ceerigaabo ee Siilaanyo road bay dhiseen.
8. Wajaale to Berbera road bay dhiseen

Masoo koobi karo waxay dalka uqabteen we waxaan ku soogaba gabaynayaa 7 Xukun ah dalka Doorashooyin bay ka qabteen nadiif ah.

New Kulmiye ama Xukuumada Muuse Biixi Dalka oo Ilaa Saylac. Ilaa Taleex Barwaaqo ah oo Doorashadu ka dhacday baa loo dhiibay. Xagay kaga waramayaan.

2 Sano ee u horeeyay waxay dadka u sheegi jireen in ay kaydiyeen balaayiin dollar lamahayo. DALKII iyo DADKII LOODHIIBAY NA OOG BAY KA JOOGAAN.

Maxamed Xirsi

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this