Maaddeey Posted March 22, 2010 The Zack, waan isku soo dhacnay lakin saddexda aad rabto inay iska saxaan: 1)Iska hubi taa, ashqaas iyaga ka mid ah iney sameeyaan waa suurtagal, lakin Takfeer maaha nimanku in qof sida Axmed Madoobe waa Murtad yiraahdaan waa sax, lakin shubuhaat ayay heystaan, rag iyaga ka mid ah yaa ka soo horjeeda sida Sh. Fu'aad sida igu maqaalaa. 2)Ma TFG-daad rabtaa iney la xaalaan? kuwaas waa tuugo sharciyeysan in Umadda laga qabto u baahan, waadna aragtaa in Gaaloo dhan taageersantahay. 3)Principally, waa sax haddana timing-ka & consequency-ga in la fiiriyo weeye. 3daba haddey xataa ku wada qaldanyihiin, mar-mar waa in qaladaad laga aamusaa adoo masaalix k weyn raadinaaya JALBUL MASLAXA AWLAA MIN DAR'IL MAFSADA, haddaba intaas dadka kugu qilaafsan oo uu Baar-gaal ugu dambeeyo, burus madaxa kala dhac, waadna aragtaa Nuune ayaa ku soo biiray NGONGE, لا فض فوك Quote Share this post Link to post Share on other sites
ruqqayah Posted March 25, 2010 well, it's a matter of interpretation like everyone has said but i don't believe anything. Quote Share this post Link to post Share on other sites