Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee Oodweyne oo ku biiray xisbiga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka degmada Oodweyne ee Xarunta gobolka Daadmadheedh ayaa si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga WADDANI.
img_1_1717677472026.webp
Musharraxa madaxweynaha xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo ay weheliyaan Guddoomiye kuxigeen Maxamed X Yuusuf Waabeeyo ayaa qaabilay xildhibaannada oo ka soo baxay Xisbiga Kulmiye.
Xildhibaannada xisbiga ku soo biiray ayaa kala ah
1. Mudane Maxamed Cabdi Cali (Fooxaali).
2. ⁠mudane Cabdixakiin Muxumed Ibraahim (Yaabsan)
3. ⁠mudane Cabdixakiin Axmed Ibraahim (Dhallaax).

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this