Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: The great FITNA[ both sides] : Shocking pics

Recommended Posts

xasuqxildhibano6.jpg

Muqdisho:Alshabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii Hotel Muna.

24. august 2010

 

APL

 

Muqdisho:(Allpuntland)-Afhayeenka Guud ee Dhaqdhaqaaqa Alshabaabul Mujaahdiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa shaaca kaqaaday in Dhaqdhaqaaqiisu uu lahaa Mas’uuliyada weerarkii dhowrka waji lahaa ee lagu weeraray Hotel Muna oo ay degenyihiin madax dawlada katirsan.

 

Afhayeenku wuxuu sheegey in Guuto katirsan Ciidanka Alshabaab ay weerarkan geysteen,waxaana uu intaas kudaray in tani ay qeybweyn katahay Dagaalkii uu shalay ku baaqay islamarkaasna ay sii wadi doonaan.

 

Sidoo kale Cali Dheere wuxuu sheegey in Weeraradan noocan ah ay siiwadi donaan,waxaana uu dadkii maanta weerarkan ku geeryooday ku tilmaamay kuwo u shaqeynayey gaalada & kasoo horjeedka Diinta Islaamka & Mujaahidiinta.

 

Hadalka Afhayeenka Ayaa imaanay xili maanta koox hubaysani ay khasaaro xoogan u geyteen Hotelka Muna halkaas oo ay ku geeryoodeen Xildhibaano,Taliyeyaal & dad shacab ah,waxaana ay dawladu weerarkan ku tilmaamantay mid xiriir la leh Weerarkii Shaamow ee dhamaadkii sanadkii tagay dhacay.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Al-Shabaab kill lawmakers in hotel raid

24 Aug 24, 2010 - 3:03:13 AM

 

Somalia’s Al-Shabaab fighters stormed a hotel in Mogadishu’s government-controlled area, killing many people including 6 lawmakers and officials, Radio Garowe reports.

 

The fighters, reportedly numbering around 8 and disguised as government soldiers, entered Muna Hotel in Hamar Weyne district, adjacent to the presidential palace where government officials and lawmakers frequent.

 

“Heavily armed Al-Shabaab fighters stormed the hotel early morning, and took hostage officials who were inside. Then they later killed all of them,” said an eyewitness.

 

Independent sources told Garowe Onlin that the death toll hit 28 people, including lawmakers and hotel visitors.

 

Later on, government troops stormed the building to quell the situation, which had since taken many lives.

 

The fighters have earlier attacked another hotel called Wehliye but no information is forthcoming.

 

The attacks on the hotels come as fighting rages on in the restive capital.

 

More news about the hotel raid coming soon.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meydadka Shabaab oo Muqdisho lagu jiiday

 

 

Muqdisho, Soomaaliya (Calanka.com) - 24-Agosto-2010

 

Ciidamada dowladda ayaa maanta wadooyinka magaalada Muqdisho ku jiiday meydad ka tirsan kuwa Al-Shabaab oo ay kusoo dileen dagaaladii saakay ka dhacay degmooyinka Wardhiigley iyo H/wadaag.

 

Meydadkan ayay ciidamadu kusoo xiteen gadaasha dambe ee gawaaridooda dagaalka, waxaana ay keeneen ugu dambeyn goob ay ku badan yihiin dadweynaha kuwaasoo daawasho ugu dhaqaaqay.

 

PICS

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this