Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka Itoobiya ayaa maanta golaha Barlamaanka u sheegay in ay Itoobiya kaga dhabaynayso heshiiskii ay la gashay Somaliland ee bada

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240604-WA00011.jpg

Addis Ababa,(Qaran news)-Alemu Sime, Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka, ayaa maanta u sheegay mudanayaasha baarlamaanka in heshiiskii is-afgaradka (MoU) ee 01-kii January ee u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland “uu ka *****n doono doonista Itoobiya ee ah helitaanka marin-badeedka badda.”

Wasiir Alemu ayaa hadalkaan ka sheegay kalfadhiga 30-aad ee golaha shacabka isagoo soo bandhigay warbixintii waxqabadka sagaalka bilood ee wasaaradda ee sanadka 2023-24.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this