Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Donors Congratulate Somaliland for the Conclusion of the Presidential Election

Recommended Posts

The Democratisation Programme Steering Committee extends its heartfelt congratulations to

 

Somaliland for the successful conclusion of the Presidential Election.

 

We laud the National Electoral Commission (NEC) for mastering the difficult task it was

 

entrusted with. We thank our implementing partners for the support they have provided to this

 

successful electoral process. We commend civil society, including the local NGOs, the Election

 

Monitoring Committee, the Non-State Actors Platform, the traditional and religious leaders, the

 

media and international volunteers for the support they have provided by observing the

 

elections, educating the voters and providing local mediators.

 

We commend President Rayale’s acceptance of the election results and his readiness to hand

 

over in a democratic manner. In the spirit of this statesmanship, we call on the outgoing and the

 

incoming leaders to cooperate in the organization of a transparent and peaceful transition in the

 

interest of Somaliland

 

As donors, we have demonstrated that we stand by Somaliland’s democratic process. We look

 

forward to continue our cooperation with Somaliland under its newly-elected leadership.

 

 

July 13, 2010

 

Nairobi, Kenya

 

Democratisation Programme Steering Committee

 

(USAID, DfID (UK), EC, Norway, SIDA (Sweden), Denmark, Switzerland)

Share this post


Link to post
Share on other sites

As donors, we have demonstrated that we stand by Somaliland’s democratic process. We look forward to continue our cooperation with Somaliland under its newly-elected leadership.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deeqbixiyayaasha Somaliland Ka Caawiya Doorashooyinka Iyo Hanaanka Dimoqraadiyada Oo Arrin Mucjiso Ku Tilmaamay Doorashadii Dalka Ka Dhacday

 

Hargeysa July 14, 2010 (Haatuf) - Deeq bixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashada iyo geedi socodka dimuqraadiyaynta ayaa ku hambalyeeyay Somaliland guusha ay ku soo gebogabawday doorashadii Madaxtinimada ee dalka ka dhacday 26-kii bishii June ee 2010. Waxaanay ugu baaqeen madaxweynaha cusub Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed-Silaanyo) iyo Madaxweynaha Xilka wareejinaya Daahir Riyaale Kaahin inay iska kaashadaan agaasinka xil-wareejin u dhacda si nabad gelyo iyo daah-durnaan ah (Transparency).

 

Deeq bixiyayaasha Somaliland ka caawiyay doorashooyinkii dalka ka dhacay oo kala ah Maraykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub, Norwey, Sweden, Denmark iyo Switzerland ayaa war saxaafadeed ay shalay Gudidooda u qaabilsan Dimuqraadiyaynta Somaliland iyo Somalia ka soo saareen xaruntooda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxay si weyn ugu bogaadiyeen Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland sidii ay u maamuleen hawshii baaxadda lahayd ee umaddu u igmatay. Waxa kale oo ay u mahadnaqeen Hay’addihii ka wakiilka ahaa Deeqbixiyayaasha, waxayna amaan u soo jeediyeen Ururadda rayidka ah ee ay ka mid yihiin NGO-yada Maxaliga ah, Guddiga Anshaxa iyo la socodka doorashada, Hogaamiyaasha Dhaqanka iyo Diinta, Bahweynta Saxaafadda iyo Mutadawaciintii Caalamiga ahaa ee kormeerayay Doorashadii dalka ka dhacday.

 

Deeq bixiyayaashu warsaxaafadeedkooda waxay ku amaaneen oo kale Madaxweynaha xilka ka degeya sidii uu u aqbalay natiijadii Doorashada isagoo ballan qaaday inuu si wanaagsan xilka ugu wareejin doono Madaxweynaha la doortay.

 

Gebogabadii, Deeqbixiyayaashu waxay sheegeen inay mar kasta barbar taagan yihiin hanaanka dimuqraadiyada Somaliland, waxaanu rajaynaynaa inaanu sii wadno bay yidhaahdeen iskaashiga Somaliland iyo Hogaamiyahooda Cusub.

 

Dhambaalada Hambalyaynta iyo baaqyada ah ee Beesha caalamku u soo dirayaan Shacabka Somaliland iyo Jilayaasha Siyaasadda ee ay ku hambalyaynyaaan qaabkii ay u agaasimeen doorashaddii Madaxtooyadda iyo Natiijaddii ka soo baxday ayaa isa soo taraya, waxaana ugu dambeeyay oo Dhambaalka deeqbixiyaasha ka horeeyay wasiirka Afrika xukuumadda Britain u qaabilsan Henery Bellugham oo doorashadii ka dhacday Somaliland ku tilmaamay mid farriin u dirtay Qaaradda Afrika iyo Dunida inteeda kaleba, waxaanu wasiirku qoraal uu Somaliland u soo diray ku sheegay in Guusha laga soo hooyay doorashadu noqotay mid layaab iyo fajaciso ku noqotay guud ahaanba caalamka oo Dalka Somaliland ku xidhiidhinayay Qalalaasaha Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this