Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay Wax garadka Dhalinyarda Iyo Haweenka beesha Maxamed Yoonis Ee Habarjeclo

Recommended Posts

Deeq A.   

Screenshot_20240602_170636_Chrome.jpg

IMG-20240602-WA0011.jpg

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharraxa madaxweynaha xisbiga mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa hoyga guddoomiyaha kulan balaadhan kula qaatay dhalinyaro aqoonyahan iyo haween ka soo jeeda gobollada Togdheer, Sool iyo Saaxil ee beesha Maxamed Yonis ee East Burco Clan

Waxgaradka beesha ayaa tilmaamay in ay kaalin weyn ka qaadanayaan dadaalka isbedel ee xisbiga WADDANI, islamarkaana codkooda iyo cududooda la barbar istaagayaan hoggaanka xisbiga si isbedel hoggaamineed dalka uga dhaco xisbiguna ugu guulaysto dooroshooyinka muddaysan

Madaxda Xisbiga WADDANI ayaa si kal furan u soo dhaweeyay haldoorka beesha, islamarkaana uga mahadceliyay taageeradooda. Sidokale tilmaamay in ay xil weyn iska saari doonaan wax ka qabashada deegaannada beesha iyo horumarintooda.

IMG-20240602-WA0013.jpg

IMG-20240602-WA0012.jpg

IMG-20240602-WA00101.jpg

IMG-20240602-WA0011.jpg

IMG-20240602-WA0009.jpg

IMG-20240602-WA0008-1.jpg

IMG-20240602-WA0007.jpg

Screenshot_20240602_171525_Chrome.jpg

Screenshot_20240602_171425_Photos.jpg

 

Screenshot_20240602_171034_Chrome.jpg

Screenshot_20240602_170928_Chrome.jpg

Screenshot_20240602_170810_Chrome.jpg

Screenshot_20240602_170636_Chrome.jpg

img_1_1717337127789.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this