Cowke Posted October 1, 2009 Xaaska Riyaale oo Hargeysa Ka qaxday Caawa 24 September, 2009 06:07:00 Marwada Madaxweynaha Maalmuhu u hadheen Huda Barkhdan Aden ayaa caawa Ka maata baxday Magaalada Hargeysa ka dib Markii uu soo waajahay kacdoon dadweyne oo balaadhan kaas oo la filayo inuu Dalka oo dhan gaadho ilaa talada lagaga Tuuro Daahir Riyaale Kaahin. Wararkan oo imika naga soo gaadhay Magaalada Hargeysa ayaa Tibaaxaya in Marwadu Afka saartay Wadada u baxda dhinaca Magaalada Boorame iyada oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Ilaalada gaarka ah ee qoyska Madaxweynuhu Arintan ayaa la filayaa inay la xidhiidho Qaraxa la filayo inuu beri ka dhasho Mudo kordhinta la horkeenay Golaha Guurtida ee Riyaale iska sii qorshaytay Source Saraar News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 2, 2009 Warkaaga gaarigacan muu soo saarnaa maadaama hal toddobaad jidka kusoo jiray? Quote Share this post Link to post Share on other sites