Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaan_Xassan Alle ha daayo. Maanta sandalada reer Shixisixaaq isaga ugu weyn.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231019-WA00071.jpg

Suldaan_Xassan Alle ha daayo. Maanta sandalada reer Sheekh Isaxaaq isaga ugu weyn. Ragiisii waa wadda hoydeen intoodii badneyd AHN dhamaantood. Inamada u adeerka u yaheyna isaga ku hogaaminaya bahdda dhaqanka.

Waa runtii Isaga iyo #Suldaan_Daa’uud meel bey wadda marayaan. Dalkana maanta. Isbedelka badbaado Qaran ayaa loo mideysan yahey. Wuuna guuleysanaya. Insha Allaah

Xukumadda kulmiye waxey mareysa. Halkii Xukumadii UDUB aan ka midka ahaa mareysey 2009. Dabeysha Isbedelku dalka wey wadda hadheysey. Wuuna inoo muuqda dhamaanteen

Ku duceeya, soona dhoweeya. Isbedelka iyo Madaxweynaha Mustaqbalka eynu dhiseyno ee Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Nin jecel iyo nin aan jecleynba. Madaxweyne Muuse weynu sagootiyeyna 7 sano ee uu joogeyna waxii dhacey Taariikhda qoreysa.

Waa bilaahi Towfiiq

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this