Jacaylbaro Posted May 20, 2007 Somaliland oo ku adkaysatay Gooni Isutaaga , xataa haddi aan Beesha Caalamku Ictiraafin “Boqol sanadood.” Al Khaleej-UAE” Jareedada Afka Carabiga ku hadasha ee kasoo baxda dalka Emaaraadka Carabta ayaa cadadkii soo baxay maalinti Sabtida 19/5/2007, ku qortay inay Somaliland ku adkaysanayso Gooni isu taaga , xataa haddii beesha caalamku aany ictiraafin boqolka sano ee soo socda. Ayadoo ka soo xigatay hadalo uu sii daayay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland , Mudane Mohamed Duale , ayaa cadeeyay inaanay haba yaraate jirin wada hadalo hoos ahaaneed u sodca Somaliland, Ethiopia iyo Maraykanka , waxaanu ku tilmaamay wararkaas, oo ay hore Al Khaleej u fafisay , mid aan sal iyo raad toona lahayn, oo runta ka fog. Wasiirku asaga oo xusaaya 16 Guuraddii kasoo wareegtay markii Somaliland ka goostay Somalia, ayaa waxuu sheegay inaany marnama dhici doonin midnimo dhex marta labada dal ee haatan deriska ah, Somaliland iyo Koonfurta Somalia, Wuxuu Wasiirku ku nux nux saday inaanay ka noqon doonin dib ula soo noqo-shada xornimadooda. Waxa kale uu sheegay in socdaalka uu ku tegay Addis Ababa ay u suuro gelisay inuu la kulmo Danjiryaal badan oo Reer Galbeed ah , iyo ku Xigeeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maraykanka. Waxa kale oo Wasiirku sheegay in Xukuumadda Somaliland hor dhigi doonta Ururka Afrika “ AU” sidii ay xubin uga noqon lahayd Ururkaas. qarannews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
roobleh Posted May 21, 2007 That is exactly how I feel, better stay unrecongized than uniting with Somalia. We just hate wasting another 30 years with them. Even without recognition we are faring better than them now or even during the whole time we were united with them. It is as simple as that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted May 21, 2007 please don't be united with as southrens. We will safe our banaans, papya, canuuni and so on. war heedhe meeshiina ku ekaada. oo dhagaxa ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 21, 2007 looooool ,,,,,,, we happy with the dhagaxaas niyow Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 21, 2007 ^^usheeg ninyo bananas, papay iyo canuuni (whats that?) yaaba cuna? waar bariiska iyo hilibkaasa inogu filan :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 21, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: Somaliland oo ku adkaysatay Gooni Isutaaga , xataa haddi aan Beesha Caalamku Ictiraafin “Boqol sanadood.” Al Khaleej-UAE” ..the cracks began to show! Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 21, 2007 There is some serieuse face saving needed. I would suggest Seppuku for the secessionist leadership. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted May 21, 2007 ^^Give it up adeer,and jump to the bandwagon, your city is moving foward, and prosperously on the horizon, dont be xaasid, else submerg in that orgy of killings in the south. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 21, 2007 The same old you hate us or xaasid aad tahay This is politics adeer deal with it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmarkee Posted May 21, 2007 ^^Once upon a time I was a unionist like you adeer ... it deosnt work, I cannot putUp with with a bunch of cannibals, so before the gate closes adeer jump with it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 21, 2007 At least you guys made it on Aljazeera everyday this week and you got Mohamed Adow to visit yall! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 21, 2007 ^^I mentioned to my boss where i'm planning to go in July IA. His response? "Ooh the breakaway Republic" lol, i was surprised. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted May 21, 2007 ^^^^ lol sxb brainwash miyaad kusameeysay. sheekadii ayaad kabadisay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 21, 2007 Sharmarke your faith is weak, believe adeer believe. Northerner only dogs have bosses, the rest of us have employers. Quote Share this post Link to post Share on other sites