Sign in to follow this  
Emperor

President Faroole names Puntland government cabinet

Recommended Posts

Emperor   

Garoowe: Madaxweynaha Puntland Ku dhawaaqay galahiisa Xukuumada

17. januar 2009

 

 

XEER MADAXWEYNE Lr. 02, 17 JANAAYO, 2009, OO KU SAABSAN MAGACAABIDDA XUBNAHAN GOLAHA XUKUUMADDA CUSUB

 

17.01.09

 

DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND:

 

Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobka 54aad, faqradiisa 19aad

 

Markuu latashaday: Madaxweyne ku xigeenka DGPL

 

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo xulashada xubnaha Golaha Xukuumadda oo aqoon sare iyo karti leh

 

Markuu Garowsaday: Hawlaha baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo Xukuumadda Cusub

 

Wuxuu Xeeriyey:

 

Magacaabidda xubnaha cusub ee wasiiradda/Wasiir-ku-xigeenada iyo Wasiiru Dawlayaasha Golaha

 

Xukuumadda:

 

Wassaradda Caddalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Wasiir C/risaaq Yaasiin C/lle

 

Wasiir ku xigeen Max’ud Saciid Xusen

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo

 

Horumarinta Reer Miyigi Wasiir C/llahi Axmed jamac

 

-Wasiir ku xigeen Yuusuf Axmed Khayr

 

-Wasiir ku xigeen Cali Yuusuf Cali Xoosh

 

Wasaaradda Amniga

 

Wasiir C/llahi Saciid Samater

 

-Wasiir ku xigeen Cabdi Yaasiin Xirsi

 

Wasaaradda Maaliyadda Wasiir Dr. Faarax Ali Jamac

 

-Wasiir ku xigeen Cabdi Ibraahim Warsame

 

-Wasiir ku xigeen Yuusuf Dahir Qodax

 

 

 

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrika Caalamiga ah

 

Wasiir Nuuradiin Aaden Diiriye

 

-Wasiir ku xigeen Saynab Ugaas Yaasiin

 

-Wasiir ku xigeen Cali Axmed Gamuute

 

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo daaqa

 

Wasiir Axmed Xuseen Yuusuf

 

-Wasiir ku xigeen Dr. Nuur Axmed Yuusuf

 

-Wasiir ku xugeen C/weli Xirsi Nuur

 

Wasaaradda Caafimaadka

 

Wasiir Dr. Bashir Cali Biixi

 

-Wasiir ku xigeen Dr. Maxmed Xirsi Ducaale

 

-Wasiir ku xigeen Maymuun Cabdi Ducaale

 

Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

 

Wasiir Warsame Cabdi Shirwac

 

-Wasiir ku xigeen C/shakuur Mire Aaden

 

Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka

 

Wasiir Eng. Daahir Khaliif Faarax

 

-Wasiir ku xigeen Warsame Aaden Guulled

 

-Wasiir ku xigeen C/risaaq Yuusuf Cilmi

 

Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta Biyaha

 

Wasiir Xasan Cabdi maxmed

 

-Wasiir ku xigeen Burhaan Cilmi Xirsi

 

Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda

 

Wasiir Suleemaan Ciise Axmed

 

-Wasiir ku xigeen C/kariim Saalax Cali

 

Wassaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

 

Wasiir Caasha Geelle Diiriye

 

-Wasiir ku xigeen Xaliimo Max’ud Maxamed

 

13. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Sportiga Wasiir Maxamed Nuur Cagweyn

 

-Wasiir ku xigeen Axmed Cigaal Cawaale

 

14. Wasaardda Ilaalinta Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska

 

Wasiir C/qani Yuusuf Cadde

 

-Wasiir ku xigeen Cismaan Cawad Cali

 

15. Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

 

Wasiir Eng. C/risaaq X. Gacayte

 

-Wasiir ku xigeen Eng. Max’ed Ciise Lacle

 

16. Wasaaradda Duulista hawada iyo Garoomada

 

Wasiir Axmed Cilmi Cismaan

 

-Wasiir ku xigeen C/llahi Jamac Roorshe.

 

17. Wasiiru Dawlaha Ganacsiga Maxa’ud Faarax Max’ed

 

F.G. Xubnaha Golaha Dawladda oo an liiskan ku jirin dib ayaa laga soo magacaabidoonaa.

 

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo.

 

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Farole)

 

Madaxweynaha Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

I am glad that most of the old goons aren't in the list but I see Wasiirka Amniga Inna Siciid Samatar have returned, I don't know why, after all the security failure of Adde's Admin was partly his fault.

 

Hureey, Nuuradin made it to the list, the Wasiir for Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga...

 

Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta is Warsame Abdi Shirwac, is this guy Seefta-Banaanka :D , I guess so, Odagi waa soo laabtay, Lol...

 

I believe both the important post of Maaliyada iyo Arimada gudaha went to new guyz....

 

No more Gaagaab and Awaare, very good...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks for the update..

 

For me I was looking for Ilka-Jiir and Dr Saleebaan.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo

 

Horumarinta Reer Miyigi Wasiir C/llahi Axmed jamac Great move

 

Dr Saleebaan got a nice post two

 

WasaaraddaKalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

 

Seefta-Banaanka's deputy..

Wasiir ku xigeen C/shakuur Mire Aaden :D , how will they get along I wonder...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lol, you are right, two out-spoken dudes but will be good, because this is the right time that we need very load out-spoken men in the cabinet, specially after and if the Djibouti process turns out to become a fart...

 

Who is Wasiirka Arimada gudaha, C/llahi Axmed Jamac, is that Ilkajiir??

 

What is Dr Saleebaan's post?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland has moved on. Saxib.

 

Garoowe: Golaha Wasiirada ee la magacaabay caawa oo lagu wargeliyay in beri si deg deg ah ku soo galaan Garoowe

 

17. Januar 2009

 

APL

Tool

 

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Garoowe(AllPuntland)- Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland ee lagu dhawaaqay caawa ayaa lagu wargeliyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan xarunta caasimada Puntland ee Garoowe maalinta beri ah oo taariikhda ay tahay 18--01-09.

 

War ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada ayaa looga codsaday Wasiiradda caawa la magacaabay ee aan ku sugneyn caasimada Puntland in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan Garoowe si howshooda ay u guda galaan.

 

Sidoo kale waxaa la filayaa in Wasiiraddan isla beri lagu dhaariyo xarunta Madaxtooyada ee Garoowe.

 

Howl baaxad leh ayaa hortaal Xubnaha Xukuumadda cusub, taasoo laga sugayo in ay wax badan ka qabtaan howlaha horyaal iyo isbadalka ay shacabka ka war dhowrayaan maamulkan cusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha ayaa sheegay inay weli hareen xubno kale oo uu magacaabi doono iyo Wasaarado dhiman.

 

 

Waxaa kamid ah Wasaaradaha horey u jiray oo aan hada aan weli la magacaabin waxaa kamid ah Wasaarada Waxbarashada iyo Wasaarada Batroolka oo horey u jiray balse uusan Madaxweynaha weli sheegin inuu cid u magacaabay.

Qoraalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu dhaqan galayo Xeerkan Xukuumada ku magacaabay marka uu saxiixo, asagoo isla caawa uu saxiixay xubnaha kor ku xusan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay golahiisa wasiirada

 

Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa daqiiqado ka hor magacaabay xubnaha Golaha wasiirada, kuwaasi oo laga sugayey maalmahan.

 

Wareegto ka soo baxdey xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu magacabay 17 wasiir oo ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiirada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo golihiisa xukuumadda magacaabay (Akhriso magacyada

 

Waxaa Caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Madaxweynaha Puntland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ku dhawaaqay Xukuumada xubnihii ugu horeeyey asagoo magacaabay 16 Wasiir iyo kuxigeenadooda, sidoo kale Wasiirul Dowlaha Ganacsiga.

 

Madaxweynaha ayaa intuusan saxiixin qoraalka uu ku magacaabayo Wasiirada, Wasiiro kuxigeenada iyo Wasiirul Dowlayaasha ayaa sheegay inaysan wax dhib ah u arag hadii ay dadka qaarkiis iska arki waayaan listiga Wasiirada iyo xubnaha uu magacaabay, asagoo intaasi raaciyey in dadka oo dhan aan wax la deeqsiin karin.

 

Wuxuuna Madaxweynaha Puntland ugu baaqay in xubnaha la magacaabay xilkooda si wanaagsan u gutaan asagoona ka codsaday shacabka inay la shaqeeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Insha Allah , we hope success to Mr Faroole and his new team

 

I like that Ilka jiir, Nuuradiin and Suleiman are all selected to join the cabinet, Congratulations for Faroole for selecting people who have have strong personalities and opinions, thats a good start

Share this post


Link to post
Share on other sites

For the most part, this is good cabinet.

 

Kudos for Faroole. He has succeeded to convince his opponents to work for the region and make a difference in people's lives.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this