Emperor Posted January 17, 2009 Garoowe: Madaxweynaha Puntland Ku dhawaaqay galahiisa Xukuumada 17. januar 2009 XEER MADAXWEYNE Lr. 02, 17 JANAAYO, 2009, OO KU SAABSAN MAGACAABIDDA XUBNAHAN GOLAHA XUKUUMADDA CUSUB 17.01.09 DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND: Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobka 54aad, faqradiisa 19aad Markuu latashaday: Madaxweyne ku xigeenka DGPL Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo xulashada xubnaha Golaha Xukuumadda oo aqoon sare iyo karti leh Markuu Garowsaday: Hawlaha baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo Xukuumadda Cusub Wuxuu Xeeriyey: Magacaabidda xubnaha cusub ee wasiiradda/Wasiir-ku-xigeenada iyo Wasiiru Dawlayaasha Golaha Xukuumadda: Wassaradda Caddalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Wasiir C/risaaq Yaasiin C/lle Wasiir ku xigeen Max’ud Saciid Xusen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyigi Wasiir C/llahi Axmed jamac -Wasiir ku xigeen Yuusuf Axmed Khayr -Wasiir ku xigeen Cali Yuusuf Cali Xoosh Wasaaradda Amniga Wasiir C/llahi Saciid Samater -Wasiir ku xigeen Cabdi Yaasiin Xirsi Wasaaradda Maaliyadda Wasiir Dr. Faarax Ali Jamac -Wasiir ku xigeen Cabdi Ibraahim Warsame -Wasiir ku xigeen Yuusuf Dahir Qodax Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrika Caalamiga ah Wasiir Nuuradiin Aaden Diiriye -Wasiir ku xigeen Saynab Ugaas Yaasiin -Wasiir ku xigeen Cali Axmed Gamuute Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo daaqa Wasiir Axmed Xuseen Yuusuf -Wasiir ku xigeen Dr. Nuur Axmed Yuusuf -Wasiir ku xugeen C/weli Xirsi Nuur Wasaaradda Caafimaadka Wasiir Dr. Bashir Cali Biixi -Wasiir ku xigeen Dr. Maxmed Xirsi Ducaale -Wasiir ku xigeen Maymuun Cabdi Ducaale Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Wasiir Warsame Cabdi Shirwac -Wasiir ku xigeen C/shakuur Mire Aaden Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Wasiir Eng. Daahir Khaliif Faarax -Wasiir ku xigeen Warsame Aaden Guulled -Wasiir ku xigeen C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasaaradda Beeraha iyo Horumarinta Biyaha Wasiir Xasan Cabdi maxmed -Wasiir ku xigeen Burhaan Cilmi Xirsi Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Wasiir Suleemaan Ciise Axmed -Wasiir ku xigeen C/kariim Saalax Cali Wassaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Wasiir Caasha Geelle Diiriye -Wasiir ku xigeen Xaliimo Max’ud Maxamed 13. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Sportiga Wasiir Maxamed Nuur Cagweyn -Wasiir ku xigeen Axmed Cigaal Cawaale 14. Wasaardda Ilaalinta Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Wasiir C/qani Yuusuf Cadde -Wasiir ku xigeen Cismaan Cawad Cali 15. Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Wasiir Eng. C/risaaq X. Gacayte -Wasiir ku xigeen Eng. Max’ed Ciise Lacle 16. Wasaaradda Duulista hawada iyo Garoomada Wasiir Axmed Cilmi Cismaan -Wasiir ku xigeen C/llahi Jamac Roorshe. 17. Wasiiru Dawlaha Ganacsiga Maxa’ud Faarax Max’ed F.G. Xubnaha Golaha Dawladda oo an liiskan ku jirin dib ayaa laga soo magacaabidoonaa. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo. Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Farole) Madaxweynaha Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2009 I am glad that most of the old goons aren't in the list but I see Wasiirka Amniga Inna Siciid Samatar have returned, I don't know why, after all the security failure of Adde's Admin was partly his fault. Hureey, Nuuradin made it to the list, the Wasiir for Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga... Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta is Warsame Abdi Shirwac, is this guy Seefta-Banaanka , I guess so, Odagi waa soo laabtay, Lol... I believe both the important post of Maaliyada iyo Arimada gudaha went to new guyz.... No more Gaagaab and Awaare, very good... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted January 17, 2009 Wasiirka Burcad Baadeedka na? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2009 Thanks for the update.. For me I was looking for Ilka-Jiir and Dr Saleebaan. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyigi Wasiir C/llahi Axmed jamac Great move Dr Saleebaan got a nice post two WasaaraddaKalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Seefta-Banaanka's deputy.. Wasiir ku xigeen C/shakuur Mire Aaden , how will they get along I wonder... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2009 ^Lol, you are right, two out-spoken dudes but will be good, because this is the right time that we need very load out-spoken men in the cabinet, specially after and if the Djibouti process turns out to become a fart... Who is Wasiirka Arimada gudaha, C/llahi Axmed Jamac, is that Ilkajiir?? What is Dr Saleebaan's post? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2009 ^^^Yup the interior minister is Ilka Jiir and Salebaan got the Marine resources department. So we have Nuridin, Ilka-Jiir,Dr Salebaan in the cabinet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 17, 2009 ^Good, Masha'alaah, lets hope they bring about a proper change, Viva Puntlanda Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2009 Puntland has moved on. Saxib. Garoowe: Golaha Wasiirada ee la magacaabay caawa oo lagu wargeliyay in beri si deg deg ah ku soo galaan Garoowe 17. Januar 2009 APL Tool Print This Article | Daabaco warkaan Garoowe(AllPuntland)- Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Puntland ee lagu dhawaaqay caawa ayaa lagu wargeliyay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan xarunta caasimada Puntland ee Garoowe maalinta beri ah oo taariikhda ay tahay 18--01-09. War ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada ayaa looga codsaday Wasiiradda caawa la magacaabay ee aan ku sugneyn caasimada Puntland in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo galaan Garoowe si howshooda ay u guda galaan. Sidoo kale waxaa la filayaa in Wasiiraddan isla beri lagu dhaariyo xarunta Madaxtooyada ee Garoowe. Howl baaxad leh ayaa hortaal Xubnaha Xukuumadda cusub, taasoo laga sugayo in ay wax badan ka qabtaan howlaha horyaal iyo isbadalka ay shacabka ka war dhowrayaan maamulkan cusub. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2009 Madaxweynaha ayaa sheegay inay weli hareen xubno kale oo uu magacaabi doono iyo Wasaarado dhiman. Waxaa kamid ah Wasaaradaha horey u jiray oo aan hada aan weli la magacaabin waxaa kamid ah Wasaarada Waxbarashada iyo Wasaarada Batroolka oo horey u jiray balse uusan Madaxweynaha weli sheegin inuu cid u magacaabay. Qoraalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu dhaqan galayo Xeerkan Xukuumada ku magacaabay marka uu saxiixo, asagoo isla caawa uu saxiixay xubnaha kor ku xusan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2009 War deg deg ah: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay golahiisa wasiirada Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa daqiiqado ka hor magacaabay xubnaha Golaha wasiirada, kuwaasi oo laga sugayey maalmahan. Wareegto ka soo baxdey xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu magacabay 17 wasiir oo ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiirada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 17, 2009 Madaxweynaha Puntland oo golihiisa xukuumadda magacaabay (Akhriso magacyada Waxaa Caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Madaxweynaha Puntland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ku dhawaaqay Xukuumada xubnihii ugu horeeyey asagoo magacaabay 16 Wasiir iyo kuxigeenadooda, sidoo kale Wasiirul Dowlaha Ganacsiga. Madaxweynaha ayaa intuusan saxiixin qoraalka uu ku magacaabayo Wasiirada, Wasiiro kuxigeenada iyo Wasiirul Dowlayaasha ayaa sheegay inaysan wax dhib ah u arag hadii ay dadka qaarkiis iska arki waayaan listiga Wasiirada iyo xubnaha uu magacaabay, asagoo intaasi raaciyey in dadka oo dhan aan wax la deeqsiin karin. Wuxuuna Madaxweynaha Puntland ugu baaqay in xubnaha la magacaabay xilkooda si wanaagsan u gutaan asagoona ka codsaday shacabka inay la shaqeeyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted January 17, 2009 Insha Allah , we hope success to Mr Faroole and his new team I like that Ilka jiir, Nuuradiin and Suleiman are all selected to join the cabinet, Congratulations for Faroole for selecting people who have have strong personalities and opinions, thats a good start Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 17, 2009 For the most part, this is good cabinet. Kudos for Faroole. He has succeeded to convince his opponents to work for the region and make a difference in people's lives. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 17, 2009 Faroole farac ahaan ma Obama ayuu dhiig hooseed la leeyahay, sidii Obama ayuu hawsha u wadaaye!! Quote Share this post Link to post Share on other sites