Deeq A. Posted May 28, 2024 Sakariye Nuur Saajin Waa inan dhalinyaro ah. Haduu Cabdiraxmaan Cirro isla soo sawirey Shacabka waxuu u dirayaa fariin tolmoon. Waar shacabow Isbedelka xaqiiq ah. Muuse iyo Hooley si walba wey i isticmaaleen waa faashil. Istaaqfurala. Dalkuna isbedel buu u bahan yahey. Ka balaadhan. Lafti Nagaa. Wax walba u hore u yidhi. Waxu soo taabtey gidaarka fashilka xukumadda kulmiye iyo hogaaminta M Muuse. Raga Muuse la soo shaqeyey. Shacabka iyaga wax badan oo dhacey. Idinka waramayee. Daaya. Xabsi dusha ka furan bey ka soo baxeen. Ninba ninku ka xogogaalsan yahuu ka soo baxaya. Wasiira is casili doona dhowaan Xukumadda Muuse waa Fashiluu. Muuse waa Fashiluu. Markaa isbedelka dabeyshiisa soo dhoweeya bulshoy. Hebel iyo Hebel Haku Mashquulina. Badbaadda Dalka iyo Dadka ka shaqeeya Muwaadin walba oo soo waayo arkey, yaan la baacsanin. Dalka iyo dadkaba isbedel bisil beynu ku hageynaa. Raga isbedel doonka ee kulmiye haku Foodhyina Waa muwaadiniin u baahan badbaado qaran. Soo dhoweeya. Dalkeena u baahan in dad iyo duunyoba la badbaadiyo. Haku Mashquulina Sawirkan wiilkan Isbedelka ka shaqee Muwadin Badbaado Qaran dad iyo duunyoba Ciro Waa Damal La Hadhsaddo Dalka iyo dadku badbaadinaya Kuma mashquulo Dareenka Cadifadda Waligii qof maagey umu Jawaabin. Waxu ka hadla Siyaasadd iyo Hogaamin Wax ka fog baa u Muuqda. Inta idiiin muuqata shacabow Hogaamiyaha La rabaana Waa kaas ee bulshaddiisa. Badbaadin karaana waa kaas. Dal iyo Dad Mideysan Beynu Rabnaa Isbedelka dalkeenu Waa Badbaado Qaran. Shaqsiyaad Haku Mashquulina. Aan ka shaqeyno Isbedelka dalka iyo dadka. Qof Walowba Shaqada Socota Dhincaacaga qabo si aan u wadda Guuleysano dalkeena u badbaadino Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News Share this post Link to post Share on other sites