Gabbal Posted December 31, 2005 28 Caruur Ah Iyo Waalidiintoodii Oo Ku Nafwaayey Abaaraha Ka Taagan Gobalka GEDO Iyo Kumaan Kun Qof Oo Qarka U Saaran Inay Biyo Laaan U Dhintaan Abaar ba'an oo ka taagan gobalka GEDO ayaa ilaa iyo hadda waxaa ku nafwaayey 28 caruur ah iyo qaar ka mid ahaa waalidiintoodii iyo dadka kale oo waayeel ahaa sida ay noo xaqiijiyeen degaanadda ay si aadka u saameeysay abaarta oo aheyd midii ugu xumeyd oo soo foodsaarta degaanadan intii muddo ah. Safar dheer oo aan ku soo maray degaanada Ceelwaaq iyo ilaa Tuulo Barwaaqo ayaa waxaaa indhaagu qabanaya oo wadooyinka ku arkaysaa xoolo badan oo haraad u baqtiyey iyo xoola dhaqatadiii oo ku sii hayaamaya magaalooyinka waaweyn oo ayaguba inta badan aan la laheyn ceelal iyo biyo rasmi ah markastaba u socda. Runtii waxaan aad u murugeysan nahay dhibaatada iyo rafaadka ka muuqday dadkii dhibaateysanaa oo isugu jiray caruur, dumar iyo dad kale waayeelo oo baahnaa gurmad deg deg ah in lala soo gaaro si loo badbaadiyo nololooshada. Waxaadna magaalooyinka aad uu buux dhaafiyey xoola dhaqatadii ka soo hayaamay degaanada ay abaartu ku habsatay iyo ayaga xataa aan heysan hooy fiican ay ku hoydaan. Ilaa iyo hadda ma jiraan wax gurmad ah oo rasmi ah oo gargaar ugu soo maqan dadka maatada ah oo ay abaartanu aafeysay. Hayadaha gargaarka bixiya ayaa qeylo dhaan badan ay gaarsiiyeen masuuliyiinta gobalka ku sugan oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobalka GEDO, mudane Xuseen Sh.Cabdi Ismaaciil (Fareey). Basle waxaa jira dad isugu culumo iyo waxgarad kale oo ayagu iskood isku xilqaamay oo ku jira dadaalo ay ku soo doonayaan inay booyado biyo ah iyo raashin ay la gaaraan dadkaas ay abaartu waxyeelaysay. Mid ka mid ah waxgaradka ku howlan gurmadkan loo gargaarayo ayaa ka codsaday jaaliyadda dibbadda, soomalida iyo ummadda muslimiinta ah in gargaraa deg deg u fidiyaan dadka dhibaateysan. Xamdi-yare Gedonet, Tuulo Barwaaqo NB:Waxaan dhamaan ka codsanaynaa akhristayaasha GEDONET inay ka qeyb qaataan gurmadka loogu gargaarayo shacabka ku nool gobalka GEDO, guddiyo ay jaaliyaddu dibadda ka dhistay iyo qaabkii aad ku caawin kartana aanu halkan si dhaqso idinku soo gudbin doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 31, 2005 Sanduuqii Dhaqaalle Arruurinta ee G/Gedo oo la furay Shallay Galab ayaa waxaa kusoo dhacay 6 kun oo Doollar saacaddo yar gudahood. Sanduuqii Dhaqaallaha loogu arruurinayey Abaaraha G/Gedo, oo ay furtay Shirkadda Amal, ayaa waxaa ku soo dhacay in ku dhaw $6000 kun oo Doollar kadib markii la furay shallay galab. Sanduuqan dhaqaalaha oo ah mid Muslimiinta Soomaaliyeed ay kagga qayib-qaadan karayaan meel kasta oo ay dunidda ka jooganba ayaa waxaa la filayaa in uu wax un ka tari doono Ummadda Muslimiinta ah ee Abaaruhu wax yeeleyeen. Culumadda Soomaaliyeed iyo Ganacsatadda Soomaaliyeed ee reer Columbus ayaa amaan iyo bogaadin u soo jeediyay maamulaha Shirkadda Amal, ee Columbus Ohio oo lahayid fikirka isla markaana ku riday Doolaradii ugu horeeyay. Ololahaan oo socondoona Illaa iyo inta wax iska badalayaan Abaaraha ka jira G/Gedo ayaa la filayaa maanta oo Isniin ah in Olole balaraan la qaadi doono si loo kordhiyo dhaqaalaha loogu tabarucayo Muslimiinta Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan G/Gedo. Qofkasta oo Islaan ah waxaa uu leeyahay oo kaliya waxa uu sadaqayisto, oo uu illahay hortii u baxsado in uu kaga abaal mariyo maalinka Qiyaame.Hanti kasta oo aad leedahay maanta waxaa kaa raaci doona un wixii Illahay Dartii aad ulla baxdo, Ogow un dhaqaaluhu waa naga baxayaa laakiin waxaa uu nooga baxaa un siyaabo kala gadisan, marka mida sadaqadda ku baxda oo aad Illaahay Cabsidiisa ugu gargaarto Wallaalkaa un baa rasumaal kuu ah. Insha Allah waanu idiin soo tabin doona barito meesha ay wax marayaan iyo in uu marayo Sanduuqa Sadaqadda, walibana waxaan idiin soo tabin doona illaa iyo doollarka ugu dambeeya sida uu u baxo iyo waliba goobaha la gaarsiin doono. Fiiro gaar ah. Waxaa maamulaya sanduuqan Gudigga Masjidka ugu wayin Columbus Ohio, iyo Maamulka Amal ee Columbus, Cabdirisaaq Maxamuud Cali (Darawal),, oo ah Ganacsade halyeey ah halkaana aanan ku soo koobi karin meesha uu ka joogo Bulshadda reer Columbus Ohio, mudana ku dayasho. Allwadani Newsdesk. Ohio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 31, 2005 Drought-hit East Africa faces acute hunger-monitor NAIROBI, Dec 30 (Reuters) - Millions of people in Ethiopia, Kenya, and Somalia who need pasture and water for their livestock face acute food shortages because of poor rains, a U.S.-based monitoring unit said on Friday. In a report on the three East African countries, the Famine Early Warning System Network (FEWSNET) said about 2 million people in southern Somalia and more than one million in Ethiopia's Somali region need urgent humanitarian aid. In Kenya, dozens of pastoralists and hundreds of their animals have already died of hunger and thirst during a three-month drought in the arid eastern and northern regions. FEWSNET said the situation in the region was alarming because of reports of a rise in malnutrition, child deaths, livestock deaths and crop wilting in agricultural areas. "(These) pre-famine conditions at this early stage are alarming," the FEWSNET report said of Ethiopia's Somali region. "Drought has also affected neighbouring eastern Kenya where reports indicate a severe shortage of pasture and water and consequent poor physical condition and death of livestock." Pastoralists move with the seasons to find food and water for their animals. Kenyan officials say 2.5 million people are affected and President Mwai Kibaki announced on Dec. 24 that the government would give about $40 million to help the region. Kibaki visited northern Kenya this week and ordered the military to provide emergency assistance there. Presidential spokesman Isaiya Kabira said the World Food Programme (WFP) had agreed to give the government money to conduct a speedy assessment to establish where help was needed most. The study is expected to be complete by next week. Critics have accused the government of being slow to recognise the threat of famine and asked Kibaki to declare a state of emergency to attract more food donations. But Kabira said the reponse had so far been satisfactory. "The response from the private sector has been very good," he told Reuters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 31, 2005 Illaahey amarkii, marna Woqooyiga ayey roobabku ka soo daahaan, marna Koonfurta, taasoo sababta nafwaa iyo khasaarooyin kale oo laxaad leh. Illaah baan ooga baryeynaa inuu roob iyo xareed ugu deeqo dadyowga ay abaartani saameeysey, aamiin. PS: This is a serious drought, Kashare. May Allah relief these peoples with a good rainfall. Amin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 31, 2005 Drought Strikes Three E. African Nations Millions in Ethiopia, Kenya and Somalia Face Risk of Famine Amid Severe Drought, Group Says By ANTHONY MITCHELL Associated Press Writer ADDIS ABABA, Ethiopia Dec 30, 2005 — Drought has triggered extreme food shortages in three East African countries, putting millions of people at risk of famine as the lean dry season approaches, a humanitarian group said. Pre-famine conditions have already emerged in eastern Ethiopia, including escalating malnutrition, reports of child deaths, early human and livestock migration and rising sorghum prices, the U.S.-funded Famine Early Warning Systems Network said Thursday. A preliminary assessment showed that more than a million Ethiopian cattle herders will face serious water, pasture and food shortages in the first half of 2006. The crisis will peak from January to March, the group said. Drought has also led to food shortages in neighboring Kenya, where an estimated 1.2 million people are expected to be affected over the next two months, said Special Programs Minister of State John Munyes. The government said it will take immediate emergency measures to deliver food to those at risk. That's in addition to the 1.3 million Kenyans who receive food aid annually from the government because they live in semiarid or arid areas and never harvest enough food or don't have sizable herds of animals to sell. In Somalia, about 2 million people need humanitarian aid, including food and water, medical supplies and security assistance. The drought has led to increases in admissions of severely malnourished children to feeding centers in the south. About 70,000 tons of food aid are needed through June to feed those hit by drought in Somalia, but only 18,000 tons are available, the U.N. food aid agency said. Eastern Ethiopia, one of the driest and least hospitable parts of the country, was hit by a catastrophic famine in 2000 that killed an estimated 50,000 people. Most residents eke out a living as nomads. An initial estimate from the regional Disaster Preparedness and Prevention Administration indicates that Ethiopia needs more than $40 million to provide emergency water, food and health care to people and animals affected by the drought. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 1, 2006 Originally posted by Paragon: Illaahey amarkii, marna Woqooyiga ayey roobabku ka soo daahaan, marna Koonfurta, taasoo sababta nafwaa iyo khasaarooyin kale oo laxaad leh. Illaah baan ooga baryeynaa inuu roob iyo xareed ugu deeqo dadyowga ay abaartani saameeysey, aamiin. PS: This is a serious drought, Kashare. May Allah relief these peoples with a good rainfall. Amin. Amiin sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 1, 2006 ^^ Tragic news, may Allah make it easy for our people.. Quote Share this post Link to post Share on other sites