Deeq A. Posted May 26, 2024 Waxa Alle ha u naxriistee goordhawayd geeriyooday Suldaan Bare Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa salaadiinta Somaliland kana soo jeeday gobolka Hawd iyo sidoo kalegobolka Maroodi-jeex. Saaka ayaa musharaxa xisbiga Waddani iyo gudoomiyaha Waddani ayaa booqasho marxuumka ugu tagay ka hor intii aanu geeriyoonin. Alle ha u naxariisto marxuumka dhamaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana Alle Janadii fardawsa ha ka waraabiyo Amiin Qaran News Share this post Link to post Share on other sites