Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani oo soo dhawayn Burco ugu sameeyay Siyaasi Maxamed Salebaan Wayne Iyo Siyaasi Ramaax

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240525-WA00061.jpg

IMG-20240525-WA0006.jpg

Kulan balaadhan oo ay xisbiga Waddani ee Burco isugu yimaadeen magaalada Burco oo uu hor kacaayay gudoomiyaha xisbiga Waddani iyo qaar ka mida waxgaradka xisbiga ayaa Burco soo dhawayn iyo.mahad naq ugu sameeyay siyaasi Maxamed Salebaan Wayne iyo siyaasi Ramaax oo ka mid ahaan jiray xisbi xaakimka Kulmiye oo dhawaan ku soo biiray xisbiga Waddani.

Siyaasi Ramaax ayaa masuliyiinta Waddani ku wareejiyay guri uu siyay Xisbiga Waddani oo ku yaala magaaladda Burco

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this