Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New Names for Baydhabo Neighborhoods

Recommended Posts

Saalax   

Isha Baydhabo ama Isha Borama. :D

 

 

on a serious note though whats up with all this arabic names why did they changed the original somali neighbourhood names, this guys are eliminating anything somali related, if al shabab keeps ruling the south they might aswell change Baydhabo name to Pushtun city :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

:D:D
at least Abu-Mansoor Roobow is not nihilistic kolkaa. Mise meel baa Roobow loo bixiyey?

'Mujaahidiintu' tuulada Dhoobley ayee u qorsheeyeen iney ugu magac daraan Abu-Mansoor Roobow. Waxay sugayaan, dhowrka caanobooreyaal ee cimaamadaha beenta ah xiran oo tuulada ka difaacayo, inta uu caanabooruhu ka dhamaanayo. :D

 

A&T, you best urgently contact the WFP to quickly send over several shiploads of that powdered elixir of vacuousness to Axmad Modowbe&CO as they struggle to stave off the impudent ambitions of the deviant Al Shabab group... :D

 

Don't say, I didn't warn you!

Share this post


Link to post
Share on other sites

La dagaalanka dhaqanka Soomaalida iyo Soomaaliya wali waa socotaa.

_________________

 

Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo maanta magacyadii ka badalay dhowr tuulo oo ku yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose

 

Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa maanta magacyadii ka badalay sagaal tuulo oo hoostaga degmada Buulomareer ee Gobolkaas.

 

Tuuulooyinka laga badalay magacyada ayaa waxaa ka mid ah: Baqaramiil oo loo bixiyay Daarulbirri, Faari oo loo bixiyay Furqaan, Gabayle oo loo bixiyay Xuneyn, Jeebeey oo loo bixiyay Daa'if iyo kuwo kale oo magacyada laga badalay.

 

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose ee Xarrakatul Shabaab Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla ayaa sheegay in sababta ay
magacyadan uga badaleen tuulooyinka ay tahay iyagoo lahaa magacyo gaalo
.

 

"Waxaan doonaynaa inaan badalno magacyadii ay u bixiyeen gaalada tuulooyinka iyo deegaannada dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay gumeysi ku haysteen, waana siiwadaynaa howshan" ayuu yiri Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla.

 

Shacabka ku nool tuulooyinka magacyada laga badalay maanta ayaa soo dhaweeyay iyagoo ku tilmamaay inay tahay mid lagu faraxo, iyadoo aysan ahayn markii ugu horreysay oo maamulkan uu magacyada ka badalo tuulooyin ku yaalla Gobolka Shabeellada hoose.

 

Dhawaan ayay Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeellada Hoose wuxuu
magacyada ka badalay 22 tuulo iyo 9 kannaal
, iyagoo u bixiyay magacyo kale oo Islaami ah.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Shacabka ku nool tuulooyinka magacyada laga badalay maanta ayaa soo dhaweeyay iyagoo ku tilmamaay inay tahay mid lagu faraxo

MMA, haddii Nimanka Ragga ah ee Gobolkaas xukuma go'aansadeen in magac ka bedelaan dhowr tuulo, shacabkiina ku raaceen, maxaa ku gubaaya?

 

Baqara-miil, Faari, Gabayle & Jeebeey magac maashee? Allow Sayidka u naxariiso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

:D:D
at least Abu-Mansoor Roobow is not nihilistic kolkaa. Mise meel baa Roobow loo bixiyey?

ah a cult of personality missing?

wait...Al zarqawi isnt he the alqaeda leader. :D

It will only be a matter of time, if they havent done so already to use their own names.

 

al_zarqawi_tape.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this