Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Mareykanka oo aqalka cad ku qaabilaya madaxweynaha Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   
IMG_20240521_190141_449.jpg?resize=836%2

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa Khamiista toddobaadkan booqasho rasmi ah ku tagaya Aqalka Cad, halkaa oo uu kula kulmayo Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Tan ayaa ka dhigtay Ruto, hoggaamiyihii u horreeyay ee Afrika oo Aqalka Cad lagu soo dhaweeyo tan iyo 2008-dii, waxaa kalo uu noqonaya madaxweynihii u horreeyay ee Kenya oo muddo ka badan labaatan sanno lagu qaabilo Aqalka Cad.

Biden ayaa sidoo kale markii u horreysay hoggaamiye Afrikan ah ku qaabbilaya Aqalka Cad, tan iyo markii uu xilkan qabtay, waana muujin uu Mareykanka ku soo bandhigayo iskaashiga uu la leeyahay Kenya.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Mareykanka oo aqalka cad ku qaabilaya madaxweynaha Kenya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this