Sign in to follow this  
Deeq A.

DANJIRE: Waar Caalamku wuu inagu qoslayaaye dowladdnimadda Ciyaarta ka daaya.

Recommended Posts

Deeq A.   

MAXA KALA QABSADEY DALJIRE IYO DANJIRE
IMG-20240521-WA00101.jpg
DALJIRE Martida Gudaha oo Saxeedey Buuga Madaxtoyadda ee Maalinta Qaranka

DANJIRE. Weger oo Procolka Dowladdnimada xagey kaga jirta. Isla inagii iyo Shaqalahii dowladda ineynu saxeexno. Waar adeer dowladdnimadda Ciyaarta ka daaya. Mise cid wax inoo saxeedeynu weyney.

DALJIRE. Marna Qaranka Loo Baqi maayo. Saxeexa waxa ku jira Badhasaabkii Gobolka Sool oo Miisaaniyadii caasimadda Laascaanood Saxeexey. Maxaad ka hadleysa. File ka dabada ka gal.

DANJIRE. Ma sidaasa. Horaa Loo soconaya baan maqli jiree. Waayahey. Wefti ila soda. Dalka jooge Laascaanod ma geyn karaa.

DALJIRE. Waar Madaxweynaha Hoos isu wareysta. Anaga buugaasa naloo dhiibe. Waxii saxeexaya Sawir baanu ka qaadeyna eh. Noo keen kuwa kula socda aan ku sawirne.

DANJIRE. Waar Caalamku wuu inagu qoslayaaye dowladdnimadda Ciyaarta ka daaya.

DALJIRE. Warkaagu wuu na soo gaadhey, Maalmahan Mucaarkaad ku xidhan tahey.

DANJIRE. Dee hadda macaal ninka xukumadda ka mida ee yidhaahda waar sidaasu sax, maaha mucaradka la qoraya iyo cadowga gudaha. Iga raali ahow. Macaslamaa.

Xaalku Waa Pilotkii Qaranko
Biyo Dhaaminaya. Waa isku fadhida.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari
diinaari1960@gmail.com

IMG-20240521-WA0009.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this