Sign in to follow this  
Deeq A.

2 Sano Wasiira Daakhiliya 7 Sano Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye 7 Sano Madaxweynaha JSL Ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231019-WA00071.jpg

2 Sano Wasiira Daakhiliya
7 Sano Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye
7 Sano Madaxweynaha JSL Ah.

Intaaso Sano Reer Gabiley Mey Mahadin.
Haduuba Reer Gabiley Iska kiin Xejiyo.
Ama aad u Qaadataan inuu idinka xigo.

Maantu kadh Qabyaaladeed isleeyahey la dhex wareeg. Gorof madhan buu sitaa. Bulsho yaanu Muuse idin kala qeybin. Waayo maalintuu codka rabo. Kadhka qudha ee u shaqeyey maantana u rabaa waa qabyaaladd.

Soomaaliland haddey wadda degmo iyo Gobol iyo Tuulo noqoto waa isku midd dalkeenu.

Midna dad iyo duunyo ugu soo kordhi meyso, Dadku Waa Dadkii. Dalkuna waa Dalkii. Degmooyin iyo Gobolnimadda waxu raba inuu ka dhigo. Cumamaadd sidda Suldaan la caleemo saarey. Maalinba caqliga yaan lagu ciyaarin.

Waa xili kala guure sabanka xun iyo shaqsi fashilmey aan wadda jir isu dhaafino. Dalkeena iyo dadkisana aa si degan ugu taliyo. Taladeenu waa isbedel hogaanka fashilmey.

Shacabkeena uma baahna Jahawareer Siyaasadeed. Waxu u baahan. In lagu jiheeyo. Gobol hebel maxaa laga beera. Maxey soo saaran. Gobolka Kale badda maxey kala soo baxeen.

Waxqqbad iyo xirfad iyo nolol horumarkeed. Degaan walba waxa alle dhigey in la manafacaafsaddo. Huuha iyo Qabyaladd Maalinta Kursiga ah. Berina la odhanayo fartiinaad eedeen.
Waar Bulsho ka fiirsadda.

Isbedelku waa noloshaada rasmiga.
Waa Badbaado Qaran. Waa nolosheena
Hogaamiyaha Fashilmey.
Waqti Kale uma hadhin
Aan Macasalameyno
Inagoo isku duuban.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this