Jacaylbaro Posted February 22, 2010 waar 3 cisho ayaanuu suuliga ka soo bixin baa la yidhi dee ,, ma wax la ilaawaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted February 22, 2010 Originally posted by Qhalib: Idinku kuwa hajabay iyo kuwa loo hanjabay mid na ma tihidin ee maxaa idin waalay? :DLaba entity ayaa is haysta ee idinku hajabaad libaax naga daaya bil fadlan. Anagu haddaanu nahay reer Puntland, habar habar ka gardaran markaan aragno kama aamusi karno ee runtaanu ka sheegna waxa jira...taasaana noogu wacan inaanu ka hadalno... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted February 22, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Mr. Somalia, Saaka oo kale waa markaan adiga iyo Pirate'kaad aheydba meel kala dhici jiray. Wax yar sug laakin dhiiga aan diiriyee with this It is not Caanabodhe that motivates us, it is this! http://www.youtube.com/watch?v=X-DTQKjpAKY&feature=related. Jecliyaayey, Godey'daan u jeedo Jecliyaayey, wabiga jeelashiisa LOL@ Jecliyaayey, Godey'daan u jeedo Jecliyaayey, wabiga jeelashiisa A&T, waa runtaa, jeclidaa Godey'da aa u jeedid. Jeclidaa wabiga jiinkiisa, laakin ma jeceyl baa dhul lagu xoreeyaa? Nin Xabash ah oo sidaada oo kale sagaal bilood lagu dhalay ayaa qori futada kaaga hayo, meelihii aad jecleedna kaasoo jufay. Marka inta caanoboore kaalmo lagu keenay ka dharagtaan inaad kor u boodaan oo daacsataan oo aad boor isku qarisaan, yaad niyada gashataan inaad dhulkiini dhaanto aad ko xoreenaysiin. Marka, riyaddiinaan khayaaliga ah oo marnaba rumoobeyn isiga jira... KEEP DREAMING! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted February 22, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: qof kasta waxbaa dhiba ma ogtahay. Mr. Somalia canahaasi si xun bay u hayaan. Waa runtaa, anigu caanihii gheela oo aan kusoo koray waxaan dhaafsan lahaa majiro...laakin sidiina, reerkiina meel walba addunyada ka mid ah qaxootiga ku ah, oo caanabooruhu sida bunka u qabto mi ihi. Laakin adiga waxaa kaasii daran, midka qaadka siduu u cunayey, mindhicirkiisii qalalay, oo hada doonaya xoogaa caanoboore inuuu kaa shaxaado, ayaa kaasii shisheeyo... Marka, caanobooreyaal wixiini waa la idiin qasayaaye, ha sugi waayina... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted February 22, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: waar 3 cisho ayaanuu suuliga ka soo bixin baa la yidhi dee ,, ma wax la ilaawaa Suuligaan iyo bakhtigaan aad ka hadleysid inta iska deysid, waayo ummad dhan baad odey u tahaye, JB-- maad nooga warantid wax yaabaha aad jaceylshahay instead? So far I've come up with a few, which I thought I'd share with you...Enjoy! Jecliyaa inaan mijjin jaad-ah aan shaxaado Jecliyaa inaan jilibka laabo Jecliyaa inaan jaha wareero Jecliyaa inuu marqaanka i jiiro Jecliyaa inaan jiifsanwaayo Jecliyaa inaan indhaha jeedjeedsho Jecliyaa inaan jananka(Riyaale) salaamo Jecliyaa inaan Somaali ja jeesto Jecliyaa inaan been ku jihaado(Aqoonsi beenaadka) Any additions/corrections on your part are welcome! Quote Share this post Link to post Share on other sites