Kamaavi Posted February 21, 2010 Xuseen Maxamed Nuur oo ah Xoghayaha Warfaafinta Jabhada ONLF ee la dagaalanta dowlada Itoobiya ayaa eedeyn culus iyo Hanjbaado kulul waxey u jeedisay maamulka labaxay Somaliland ee uu horboodo Daahir Riyaale Kaahin. Xoghayaha waxuu ku eedeeyay Somaliland inay gacan saar-sare la leeyihiin dowlada Itoobiyaha oo iyaga dagaalka culus kula dhaxeeyo, waxuuna hadal dheer ku yidhi hadii Somaliland ka waantoobi weydo arrimaha ay ku jirto inay dagaalada kusoo jeedin doonaan. Xoghayaha waxuu ku eedeeyay Somaliland inay xidho dadka kasoo jeeda ********iya ee dhulkeeda yimaada kadibna ay u gacan galiso dowlada Itoobiya oo iyada tacadiyo xoogan kula kacdo. Xuseen Maxamed Nuur waxuu sheegay in maamulka Rayaale uu ka amar qaato dowlada Itoobiya, isla markaana Wasiiradeeda toddobaadkii 3-jeer tagaan Addis Ababa halkaasoo uu sheegay in laga soo maleego dhibaatada shacabka ********iya ee Jabhadiisa ONLF u dagaalanto. ONLF waa Jabhad la dagaalanta dowlada Itoobiya taasoo inta badan ka dagaalanta dhulka ******iya oo ay sheegto inay dooneyso inay xoreyso . Kismaayotimes.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 21, 2010 Hussien waa nin dagan markaa if he issued this statement, it means it is taken seriously by ONLF. Dajiye, meeshi aan kulahaa soo gal ayaad Hussen fariin u marin kartaa. Waa nin very calm ah, oo doodi yaqaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 21, 2010 Riyaale wuxuu in badan ka shaqeeyay xabadda ONLF in lagu jeediyo saxiibkaa Odweyniyo, aamusnaantoodana waxay la micno tahay inay ka ogalaadeen dhagarta uu maleegayo. Ps.Soo PM garee niyow. Mida kale telkaagii wuuba shaqayn laayahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 21, 2010 arinta hadda dhacaday RAYAALE iyo Xidigo ayaa loo haystaa. Oodweyne shaqo ku maleh. Qudhac waa geed'e doodiisa iska daa. Dadkaa lala doodaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 21, 2010 So ma haboona in Odweyniyo iska qabtaan intayna talo faraha ka bixin... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 21, 2010 ONLF iyo Alshabaab kee baa xoog badan horta ??? ,,, Hadday isku darsadaan baaba ugu darane ,,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted February 21, 2010 Ma waagii cirka loo kaaji jiray kibir owgeed ayaa la gaadhay? ONLF waa urur qabiil, hadii dagaal qabiili ah soo qaado waa looga hortagayaa sidii waligeed looga hor tagi jiray qabiil kale oo dagaal soo qaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 21, 2010 Walee Somaliland baa iska ba'day ,,, habar waliba ha u hanjabto ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted February 21, 2010 ^ Habar, habar kale u hanjabtey, anigu dhibaato weyn uma arko...waayo habro marqaan dilley iyo kuwo caano boorihii caqliga tiray wax weyn ay iska qaadi karaanba maba jirto... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 22, 2010 the ONLF will regret about this for sure, opening another portal they can't handle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 22, 2010 ^Let's see who regrets the most, keep in mind this is not the first time this happened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 22, 2010 Idinku kuwa hajabay iyo kuwa loo hanjabay mid na ma tihidin ee maxaa idin waalay? :DLaba entity ayaa is haysta ee idinku hajabaad libaax naga daaya bil fadlan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 22, 2010 Mr. Somalia, Saaka oo kale waa markaan adiga iyo Pirate'kaad aheydba meel kala dhici jiray. Wax yar sug laakin dhiiga aan diiriyee with this It is not Caanabodhe that motivates us, it is this! http://www.youtube.com/watch?v=X-DTQKjpAKY&feature=related. Jecliyaayey, Godey'daan u jeedo Jecliyaayey, wabiga jeelashiisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 22, 2010 waxaa ma fahmaayo dee ,,, caano boodhe uu qaxootigii sabacad ka iibsan jiray buu weli xasuusan yahay oo calooshu ku xanuuntay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 22, 2010 qof kasta waxbaa dhiba ma ogtahay. Mr. Somalia canahaasi si xun bay u hayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites