Sign in to follow this  
Deeq A.

Midabada calanka Somaliland ayaa maanta lagu shidi doonaa xarunta golaha deegaanka ee Liverpool …Kim Johnson MP

Recommended Posts

Deeq A.   

Liverpool, (Qaran news)-Xildhibaanad Kim Johnson oo ka tirsan aqalka golaha Barlamaanka ee UK- oonlaga soo doorto magaalada Liverpool ayaa daboolka ka qaaday in dabaal dega 18ka May ee maalinta Somaliland ay golaha deegaanka ee Liverpool ay midbada calanka Somaliland maanta lagu shidi doono dhismayaasha golaha deegaanka ee Liverpool.

Qoraal ay xildhibaanad Kim Johnson ay soo dhigtay barta ay ku leedahay X waxa uu u qornaa sidani.

Xuska 18-ka May

I’m wishing a very happy Independence Day to everyone celebrating the 33rd anniversary of Somaliland independence.

Later today, Liverpool City Council buildings will be lit up in the colours of the Somaliland flag in respect for our city’s longstanding Somaliland community.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this