Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni “wax kasta oo ka soo baxay shirka golaha wadatashiga nama quseeyaan”

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1716021298835.jpg?resize=660%2C36

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi ayaa maanta ka hadlay war-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shirka golaha wadatashiga ee lagu soo gebogabeeyey Mlmagaalada Muqdisho.

Madaxweyne Deni oo hadal ka jeediyey shirka jiheynta xukuumadda Puntland 2024-2029 ayaa sheegay wax kasta oo ka soo baxa shirka golaha wadatashiga in aysan quseyn Puntland.

“Golaha wadatashiga wax kasta oo ay soo-saaraan nama quseeyaan, midnimona ma jirto ee waxa socda waa kala go’ laga shaqaynayo” ayuu yri madaxweyne Deni.

Shirka jiheynta xukuumadda Puntland ayaa maanta ka furmay Garoowe, waxaana uu socon doonaa 3 cisho.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni “wax kasta oo ka soo baxay shirka golaha wadatashiga nama quseeyaan” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this