Deeq A. Posted May 16 Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Ingiriiska iyo madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dhawaan dalka ka qabsoomaya iyo xaaladdaha guud ee Somaliland ee dhanka siyaasadda iyo ammaanka. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites