RedSea Posted December 13, 2007 Xoghayaha amniga qaranka Sheekh Qaasim IbraahimNuur"80% dalka gacanta dawlada kuma jirto" Warkii 13-Dec-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk. Xoghayaha wasaarada amniga qaranka Sheekh Qaasim IbraahimNuur oo waraysi dhinacyo badan ah siiyey wakaalada wararka ee AP ayaa sheegay in awoodii maxaakiimta islaamiyiinta ahi ay soo noo noqotay oo ay dib isu soo urursadeen awoodna ay u leeyihiin inay dhulal badan qabsadaan. . "Waxay nimankaas muslimiinta ahi :confused: (did he admit that he is non Muslim or is he employing the uncle Sam phrased term of 'islamist')? - isku urursadeen meelobadan oo kamid ah badhtamaha iyo koonfurta Soomaaliya,is urursigooduna wuxuu u socdaa si xawli ah oo habaysan."ayu yidhi Mr Qaasim. Sanad ka hor ayay ahayd markii maxaakiimta islaamiyiinta ah loo awood sheegtay,kadib markii dabaabadaha ciidamada itoobiya oo ay weheliyaan diyaaradaha maraykanku cagta mariyeen dad iyo duunyaba,kuwaas oo weli fadhiya caasimada dalka Soomalaiya ee Muqdiosho,iyagoo xasuuqii ugu danbeeyey maanta ka geystey suuqa weyn ee bakaaraha oo ay naftooda ku waayeen in ka badan 30 qof oo u badan rayid. Afnugaal News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somaliwayn1 Posted December 13, 2007 aaway dowlad doonayaashi lol its bad news for them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted December 14, 2007 And this time the courts decided to not openly claim they rule any town it seems. Afmadow and Dhoobleey, as far as Jilib are in their hands according to residents who spoke with their relatives in here. Quote Share this post Link to post Share on other sites