Sign in to follow this  
RedSea

80% of South is out of our hands

Recommended Posts

RedSea   

Xoghayaha amniga qaranka Sheekh Qaasim IbraahimNuur"80% dalka gacanta dawlada kuma jirto"

 

Warkii 13-Dec-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk.

Xoghayaha wasaarada amniga qaranka Sheekh Qaasim IbraahimNuur oo waraysi dhinacyo badan ah siiyey wakaalada wararka ee AP ayaa sheegay in awoodii maxaakiimta islaamiyiinta ahi ay soo noo noqotay oo ay dib isu soo urursadeen awoodna ay u leeyihiin inay dhulal badan qabsadaan.

 

 

.

 

"Waxay nimankaas muslimiinta ahi :confused: (did he admit that he is non Muslim or is he employing the uncle Sam phrased term of 'islamist')?

 

- isku urursadeen meelobadan oo kamid ah badhtamaha iyo koonfurta Soomaaliya,is urursigooduna wuxuu u socdaa si xawli ah oo habaysan."ayu yidhi Mr Qaasim.

 

Sanad ka hor ayay ahayd markii maxaakiimta islaamiyiinta ah loo awood sheegtay,kadib markii dabaabadaha ciidamada itoobiya oo ay weheliyaan diyaaradaha maraykanku cagta mariyeen dad iyo duunyaba,kuwaas oo weli fadhiya caasimada dalka Soomalaiya ee Muqdiosho,iyagoo xasuuqii ugu danbeeyey maanta ka geystey suuqa weyn ee bakaaraha oo ay naftooda ku waayeen in ka badan 30 qof oo u badan rayid.

 

Afnugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

And this time the courts decided to not openly claim they rule any town it seems. Afmadow and Dhoobleey, as far as Jilib are in their hands according to residents who spoke with their relatives in here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this