Sign in to follow this  
Saalax

Wa kan Mayorkii Hore ee Ceerigaabo , Caruurtiinan aan waxbana ka aqoon ceerigaabo

Recommended Posts

Saalax   

2mxe32v.jpg

 

 

Maayorkii Hore ee Ceerigaabo oo Beeniyey.

 

 

Written by Qarannews

Feb 07, 2010 at 01:47 PM

 

 

 

YaasiinMire

 

Yaasiin Mire Maxamed (Maayorkii hore ee Ceerigaabo xilligii doorashada degaanka ka hor) ahna xildhibaan katirsan golaha degaanka Ceerigaabo ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey Xarunta Qarannews gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo wuxu ku beeniyey oo gebi ahaan wax aan sal iyo raad lahayn ku sheegay qoraal dhowaan kusoo baxay Shebekedda Taleex.net. Wuxuna qoraalkiisa ku bilaabay sidan:-

 

 

Mayorkii hore ee ceerigaabo - Yaasiin Miire Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Yaasiin Miire Maxamed former mayor of Erigavo before Haji Ismail Nuur & brother of SNM legendary Axmed Miire maxamed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

PA, I think you mean enquiring instead of enquring. as for what this is all about you can clearly see it's about mayorkii hore ee ceerigaabo and some people were claiming a mysterious man was mayor of erigavo for 13 years before haji ismail nuur (NASSIR) so i was putting him out of his misery and lack of knowledge about erigavo and who the mayor was before haji ismail nuur.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

If people are correcting others' spelling errors or typos, let me take the time to correct you, Mr. Sacad Muse..

 

Originally posted by Libaahe*:

PA, I think you mean enquiring instead of enquring.

Adigana I think you mean inquiring instead of enquiring

 

:D:D:D

 

Duqa magaalkan maxaa laga rabaa tolow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Zack :D may i meant enquiring is the right spelling instead of enquring. As for duqa ku jiira maqalka (mayorkii hore ee ceerigaabo) waxbana lagama rabo his just proving there is no truth to the allegations taleex website made againt him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Libaahe,

 

You are like "I like my British spelling" LOL. We spell it "INQUIRE" here in the US but that's besides the point.

 

Mayorka adeerkaa ah ii dhaafa nimanka, maxey kuugu heystaan LOL>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this