Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: DFKG reps tour Villa Somalia Radio, and Prison

Recommended Posts

Soo Dhoweyntii ugu Balaarnayd oo Xarunta Villa Soomaaliya loogu Sameeyey Xubnihii Ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted to the Web Feb 05, 15:53

 

 

Muqdisho:- Xubnihii dowladda federaalka Soomaaliya ka joogay magaalada Muqdisho ee dhawaan soo gaaray ayaa maanta soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay xaruuntii hore Villa

Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan taageerayaashii Xuseen Caydiid.

 

Xubnahan oo ay ka mid ahaayeen Cumar xaashi Aadan , gudoomiye ku xigeenka labaad ee

baarlamaanka soomaaliya Mudane Cismaan Boqore oo isagu hogaaminayay wefdigii khamiistii muqdisho yimid, waxaana hlkaa isu soo baxay taageerayaasha ururka USC/SNA oo uu hogaamiye ka ahaan Jiray Jen : Maxamed Faarax Caydiid.

 

Hadal kooban oo uu Cumar Xaashi Aadan ka jeediyay ayuu ku sheegay in dowladda Soomaaliya imaanayso muqdisho , xarunna ay u noqonayso fariisamihii ay lahaan jirtay dowladii soomaaliyeed, waxaa sidoo kale goobtaas ka hadalay madaxa wefdiga Mr. Cismaan Boqore oo isna ku nuux nuuxsaday in dowaladiisu ay u dhalatay shacbiga Soomaaliyeed , ayna waqtiyada soo socda ku soo aadan tahay dalka , kana hir galin doonto dib u heshiisiin dhab ah oo lagu doonayo isu keenida umadda soomaaliyeed ee dagaaladii dalka ka dhacay ku kala irdhoobay.

 

Ku simaha Xuseen Caydiid ninka lagu magacaabo Abuukar Genay ayaa waxa uu sidoo kale xusay in xaruunta Villa Soomaaliya ay u hayaan umadda soomaaliyeed , uuna hadda yimid xiligii ay si sharuud la’aan ah ugu wareejin lahaayeen , isagoo intaa ku daray in dowlada soomaaliya ay la timaado nidaam suurta galinaya isu keenidda umadda, ugu danbeyntii ayuu khudbadiisa ku sheegay in ay soo dhaweynayaan dowlada faderaalka soomaaliya.

 

Maxamed Aadan Maxamed

Puntlandpost, Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xabsiga1.gifMeeting inside Villa Somalia

 

I think things are changing, posative pics from the trip of the 33 man envoy thats touring Mogadishu...

 

xabsiga3.gifWalking inside the grounds of Villa Somalia.

 

 

Xabsiga2.gif

be welcomed inside the grounds of Radio Mogadishu

 

They also made stops to the central prison which looks relatively in good shape.

 

xabsiga5.gif outside central prison Mogadishu

 

 

Xabsiga.gif

 

They had to visit the President's room in the prison. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weftigii Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Booqday Madaxtooyadii Soomaaliya iyo Xabsigii Uu Ku Xirnaan Jiray Madaxweynaha Soomaaliya ee Xiligan.

Posted to the Web Feb 05, 14:54

 

 

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Weftigii ka socday Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee dhowaan tegay magaalada Muqdisho ay maanta booqasho ku atgeen gobo ay ka mid yihiin xarunta Gobolka Banaadir, Maxkamada Sare ee Gobolka, Madaxtooyadii Dowladda Soomaaliya oo loogu yeero (Villa Soomaaliya) iyo Xabsigii Dhexe ee Muqdisho.

 

Dadweyne aad u fara badan ayaa weftigan waxay ku soo dhoweeyeen Xarunta gobolka Banaadir, waxaana horkacayey weftigan Cismaan Boqore oo ah Guddoomiye ku xigeenka Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

 

Mudadii ay booqashada ku marayeen waftigaan xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayay si gaar ah waxay u booqdeen qol uu horay ugu xirnaan jiray Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ee xiligan C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Isha Warka: Radio Midnimo

Xuquuqda daabacaada:Puntlandpost.com

 

Saaxiibkaa u ***

Daabaco Qormadan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Weftigii Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Booqday Madaxtooyadii Soomaaliya iyo Xabsigii Uu Ku Xirnaan Jiray Madaxweynaha Soomaaliya ee Xiligan.

Is there a connnotation in here to Roben Island prison and Nelson Mandela by Puntlandpost...?

 

36_2_15.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The Villa Somalia of Siad Barre still stands? I would've thought that of all the buildings in Muqdisho, that's the one that the USC would have shelled to pieces first and foremost. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

AAY; AAAY; AAY; :mad:

 

VILLA SOMALIA; RADIO MOGADISHO AND THE PRISON???

 

Sounds like an axis of power abuse. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this