Sign in to follow this  
Deeq A.

Bari waxa aynu baahin doonaa oo dib u jaleeci doonaa wararkii ugu xiisaha badnaa ee aanu baahino xiligii Siilaanyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Shabakada qarannews.com waxay baahisay wakhtigu markuu ahaa 16 March 2014, xiligaasi oo uu dalka ka talinaayay muj. Axmed Siilaanyo war aad u faraxad galiyay bulshada Somaliland kaasi oo salka ku hayay fidinta iyo daadajinta maamulka
Screenshot_20240508_005034_Google.jpg
Waxa xigi doona xaga uu dalku hada maraayo iyo halka la joogo.

La soco

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this