Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 Maleeyshiyo la Aaminsan yahay In ay Xirir la leeyihiin Al-shabaab oo uu horkacaayo Sh.Attam oo saaka Weerar ku soo qaaday Ciidama Puntland Gudaha Magalada Bosaso. posted by: editor Iska horimaad u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Dawladda Puntland iyo Maleeshiyaad ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso. Iska hor imaadka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee saaka, waxaana weerar gaadmo ah ciidanka Darwaaiishta la beegsadey kooxda ka amarqaadatada Shiikh Attam kuwaas oo xiriir la leh xarakada Al-shabaab ee ka dhisan Koonfurta Soomaaliya. Dagaalka oo socday dhowr saacadood ayaa lagu waramayaa inuu ka dhashey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay ayaa waxaa ku dhintey dagaalka saddex askari iyadoo ay ku dhaawacmeen shan kale,waxaana dhamaantood lasoo gaarsiiyey Isbitaalka weyn ee magaaladda Bosaaso. Khasaaraha gaaray maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ah mid aan la ogeyn. Saraakiisha Booliska ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan iska horimaadka oo faahfaahin ka bixinin. Dhanka kale Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin jidka laamiga ah dhinaceeda ku aasayey walxa qarxa saaka gudaha magaaladda Bosaaso. Goobta uu ninkaas ku aasayay walxa qarxa ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Masjidka Faadumo ee wadada laamiga,waxaana la dhigay xabsiga iyadoo laamaha amniga ay baaritaan ku wadaan isla markaana aan wax faahfaahin ka bixinin. Wadada laamiga ayaa waxaa xilligaas maraayay ciidan gurmad ah oo kusii jeeday halka uu iska horimaadka ka dhacay. Xaaladda Gobolka Bari ayaa u muuqata mid aad u kacsan, oo xaalad dagaal ah ciidamada ka amarqaata wadaadka Shiikh Maxamed Siciid Attam ee xiriirka la leh Al-Shabaab oo horey loo aaminsanaa in ay Bosaso ka fuliyaan weeraro gaadmo ah ayaa hadda u beddalay hawlgaladoodi weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, waxaana ay tani muujineysaa awoodda ay ku leeyihiin Buuraha ku gadaaman Magaalada Bosaso. Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu sheegay in Al-shabaab ay ku sugan yihiin gudaha Puntland isla markaana ay isku urursadeen buuraha Gobolka Bari, waxaa dhan walba ka jira ciidankeena, dhawaana dagaal ayaan ku qaadeynaa ayuu yiri Faroole mar uu la hadlaayey warbaahinta, inkasta oo dagaalkii iyo gacanqaadkii ay la hormareen, malayshiyadii isku urursatey buuraha gobolka Bari ee uu hoggaamiyo Shiikh Attam. Baashe Maxamed Bososo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 Ciidamo Taabacsan Shiikh Atam oo Weerar Ku Qaadey Goob Ay Deganaayeen Ciidanka Daraawiishta Puntland July 26, 201013 comments| leave your own!Iska horimaad u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Dawladda Puntland iyo Maleeshiyaad ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso. Iska hor imaadka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee saaka, waxaana weerar gaadmo ah ciidanka Darwaaiishta la beegsadey kooxda ka amarqaadatada Shiikh Attam kuwaas oo xiriir la leh xarakada al-shabaab ee ka dhisan Koonfurta Soomaaliya. Dagaalka oo socday dhowr saacadood ayaa lagu waramayaa inuu ka dhashey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay ayaa waxaa ku dhintey dagaalka saddex askari iyadoo ay ku dhaawacmeen shan kale,waxaana dhamaantood lasoo gaarsiiyey Isbitaalka weyn ee magaaladda Bosaaso. Khasaaraha gaaray maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ah mid aan la ogeyn. Saraakiisha Booliska oo aan xirriro kala duwan la samaynay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan iska horimaadka oo faahfaahin ka bixinin. Dhanka kale Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin jidka laamiga ah dhinaceeda ku aasayey walxa qarxa saaka gudaha magaaladda Bosaaso. Goobta uu ninkaas ku aasayay walxa qarxa ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Masjidka Faadumo ee wadada laamiga,waxaana la dhigay xabsiga iyadoo laamaha amniga ay baaritaan ku wadaan isla markaana aan wax faahfaahin ka bixinin. Wadada laamiga ayaa waxaa xilligaas maraayay ciidan gurmad ah oo kusii jeeday halka uu iska horimaadka ka dhacay. Xaaladda Gobolka Bari ayaa u muuqata mid aad u kacsan, oo xaalad dagaal ah ciidamada ka amarqaata wadaadka Shiikh Maxamed Siciid Attam ee xiriirka la leh al-Shabaab oo horey loo aaminsanaa in ay Bosaso ka fuliyaan weeraro gaadmo ah ayaa hadda u beddalay hawlgaladoodi weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, waxaana ay tani muujineysaa awoodda ay ku leeyihiin Buuraha ku gadaaman Magaalada Bosaso. Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu sheegay in al-shabaab ay ku sugan yihiin gudaha Puntland isla markaana ay isku urursadeen buuraha Gobolka Bari, waxaa dhan walba ka jira ciidankeena, dhawaana dagaal ayaan ku qaadeynaa ayuu yiri Faroole mar uu la hadlaayey warbaahinta, inkasta oo dagaalkii iyo gacanqaadkii ay la hormareen, malayshiyadii isku urursatey buuraha gobolka Bari ee uu hoggaamiyo Shiikh Attam. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 Laag(AllPuntland)- Wararka laga helayo deegaanka Karin iyo Laag oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegaya in saakay maliishiyo ka amar qaata Wadaadka la yiraahdo Sheekh Maxamed Saciid Atam ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen xarun ciidamada Daraawiishta Puntland ku sugnaayeen, kuwaasi oo isu diyaarinayay in ay howlgalo ka fuliyaan buuraha Galgala oo xarun u ah maliishiyadaasi weerarka soo qaaday ee taabacsan Ururka Al-Shabaab. Wararka laga helayo dagaalkaasi ayaa waxay sheegayaan in Sadax askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ay ku dhinteen halka Shan kale ay ku dhaawacmeen waxaana la keenay dhaawacyadaasi isbitaalka magaalada Boosaaso oo lagu daweynayo, halka khasaaraha dhinaca kale aan war laga heyn. Wax war ah kama soo bixin maamulka Puntland oo ku aadan dagaalkaasi, hase ahaatee magaalada Boosaaso ayaa waxaa laga dareemayaa abaabul dagaal oo maamulku ku doonayo in uu halkaasi u diro ciidamo xoogan oo wax ka qabta mushkilada ka taagan. Dhinaca kale ciidamada amaanka ayaa saakay ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan qof Miino nooca gacanta laga hago ku aasayay wadada Laamiga oo ay isticmaalayeen gaadiid gurmad ah oo ku socday goobta dagaalka ka qarxay, ninkaasi oo la dhigay saldhiga booliska degmada Boosaaso. Madaxweynaha DGPL C/raxmaan Faroole ayaa horay u sheegay in buuraha Galgala ay ku sugan yihiin kooxo Argagixiso ah oo gacan saar la leh Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Konfurta Soomaaliya, isla markaana ay ka sifeyn doonaan Puntland kooxahaasi. Cali Muxiyaddiin AllPuntland News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 Madaxweyne Faroole: Reer baadiyaha, Dumarka &Dalalka Deriska ah Ha soo Galeen dagaalka Monday, July 26, 2010 Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/raxamaan Sh Maxamed Faroole ayaa maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso. Dagaaladan oo u dhexeeyey ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwo ka amar qaata wadaad ka soo jeeda deeganada Puntland oo lagu magacaabo Sh Atam. Faroole oo weji cadho badan ka muuqato ku qaybtay shir jaraa'id ayaa wuxuu si kulul uga hadlay dagaalkii maanta. Wuxuu sheegay Faroole in dagaalkaasi ay soo qaadeen argagixiso caalami ah oo uu ula jeeday ciidamada Sh Atam. "Waa nala soo weeraray sidii sanadihii 1992 Gaalkacayo iyo bariba loo soo weeraray" waxaan ugu baaqaya caalamka, Reer baadiyaha ,Dumarka Dalalka deriska ah in ay dagaalkan ka qayb qataan ' Dagaalkani ma saameyn doono PL keliya ee wuxuu wada saameyn dalalaka mandaqada oo dhan" ayuu yidhi Faroole. Wuxuu sheegay in ay wax iska dhiciyeen walow uu u muuqday Madaxweynuhu in la muquuniyey marka loo eego baaqyada uu dirsanyo. Dalalka deriska ah ayaa loo fasirtay dalka Itoobiya, taasoo cawaaqib xumo keenaysa hadii Itoobiya soo gasho ciida umada Soomaaliyeed. Waxaana la hubaa in dagaalku uu sal balaadhnaan doono hadii ay soo galan ciidanka Itoobiya deeganada. Faroole wuxuu sheegay in uu jiida dagaalka u direy Col: C.Samad cali shire oo ah Mdaxweyne ku xigeenka Puntland. Wuxuu sheegay in ay dagaalka si weyn u hogaamin doonaan madaxdu, Madaxweyne faroole ayaa maanta u hadal ekaa nin la dagaalamaya Dawlad quwad weyn, waxaana la sheegay in arintan ay keentay markii maanta dagaalkii ahaa looga itaal roonaadey ciidanka Puntland oo la sheegay in ay ka koobnaayeen beesha madaxweynahu ka soo jeedo. Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 5 killed in fighting in Somalia July 26, 2010 - 11:39am World News War papers leak shock Afghanistan, upset Pakistan 5 killed in fighting in Somalia Canada imposes tougher sanctions against Iran Iran's opposition leader warns rulers could topple Khmer Rouge jailer faces 19 years for 16,000 dead More PrintEmail MOGADISHU, Somalia (AP) - Security and medical officials in Somalia say five people have been killed in fighting between security forces and a militia with links to al-Qaida. Col. Ahmed Yasin, a security official in the semi-autonomous state of Puntland, said al-Shabab militants attacked Puntland troops Monday but that security forces repelled the attack and killed five insurgents. Yasin did not say how many government forces were wounded or killed. Puntland President Abdurahman Mohamed Farole said that an arms dealer named Mohamed Atom has been operating near the town of Bosasso and militants associated with the dealer attacked security forces. Atom has been singled out by the U.N. Security Council for supplying arms to al-Shabab. (Copyright 2010 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 The battle is just beginning it will get heated when ilkajir arrives and flushes out the galgala terrorists but where will they go this time is the big question. Probably ceelayo i think!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 Puntland forces attack al-Shabab in Somali mountains Forces from Somalia's northern Puntland region have attacked a cell of al-Shabab militants, officials say. Puntland President Abdirahman Sheik Mohamed says the security forces killed 13 Islamist fighters after they attacked an army post near the commercial capital, Bosasso. The mountain raid was the first time Puntland's forces have clashed with al-Shabab, analysts say. The al-Qaeda-linked group controls much of southern and central Somalia. At least two members of Puntland's security forces were also killed in the clashes in the mountains near Galgalo. Puntland is semi-autonomous from the rest of Somalia but is allied to the embattled, UN-backed government in Mogadishu. The Puntland authorities have recently rounded up and deported hundreds of young men in Bosasso and sent them to Mogadishu, accusing them of being al-Shabab sympathisers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 Cowke give us the latest news how bad are the casualties on both sides and do you think ilka jiir can make a real difference Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 What a crap map by the bbc. I think they dont verify what yusuf garad is telling them is somalia. Firstly look at where they highlight is somalia? wa dhul H.G lol. Is a blue flag flying in those land today? wa may. What flag flies there? a black flag. Secondly where they call disputed is totally ridiculous. The fact of the matter is makhir is all puntland and the second u go hit the ground u will realize that. As for sool and cayn they are controlled by puntland except las anod so how can 1 city in sool classify the whole region as disputed? U can just see as evidence the vice president when to addis to discuss border issues over cayn did they talk to somaliland about it? no. So what is disputed? That 1 city that is missing in sool will be reclaimed by the rightful govt of puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 We must hold yusuf garad responsible for his irresponsible reporting which is being fed into the bbc coverage of our region. All somalis must stand up to this qabiliste thug and call for his resignation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 ^^ Cowke leave abtiga alone lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 xaji well waxaas ma ahan wax loo adkeysan karo uu calamka beentas ku aqrinayo. Its just amazing what he thinks is somalia even though we all know who rules those lands is ahlul sunnah and last time i checked they didnt have blue flag near anywhere they live. Xaji this yusuf garad is reporting is biased and always has been biased lakin hada wuxu maray inu BEEN CAD dadka uu sheego Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 Xaji i dont mind hadi paltalk beentas laysku sheego lakin niyahow this bbc oo calamka waxay aqrisado wa waxaan. This is now dangerous and i am putting my complaint against him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 26, 2010 Xaji war sxb dont u think yusuf garad has pushed it now? hada biased iyo waxaas lama marayo ee sheekadu hada waxay maraysa inu been cad aqristiyasha bbc uu sheego. This is clear violation and beyond irresponsible. I just cant believe where he calls somalia but we all know where he calls somalia cidda meeshas fadhiso mana aminsana somalia ee waxaana laga jeeda calanka ay watan wa mid ka duwan midka somalia. Lets assess how patriotic his clan is sxb waa the same clan oo yiri "qabil dhan" baan somalia ka tirtiraya waxaas ma wadani ayaa sheegi karo? Wa ninka la dagaaley cid walbo ma ahan just qabilkeyga. Wuxu xasuuq ku geystay baidoa waana la xasuusta gaajadi ka dhacay baidoa in ayaga ka dhambeyeen. Dadka degan hamar weyne iyo dadkas manta dhulkooda ma degana waxaa degan beeshooda. Barawa iyo dadki dhan oo minorityki xasuuqa loo geystay wala yaqan wayna ka qaxeen mantana waxay badana joggan kenya dhulkoodana kuma laban karan. wa qabilki oo abdirahman tuur u direy waqoyi oo ay isku laayeen. Wa qabilki soo diray jamac ali jamac oo puntland laysku laayay. Wa qabilki al-itihaad soo adeegsaday in bosaso oo laysku dhamaday. Xitaa beesha uu ka dhashey wixi uu ku sameyey wala yaqan. Dagaalki four month war in hamar we all remember. Bal meel fog ha firin cadaado iyo baraxley isma arki karan waana labo mamul. Same with dhusomareeb. Xitaa iyaga ayaa is cunay oo weli is caafin oo sidas ku nool. Ninkas ayaa manta somalia sheegayneyo? Ogow sxb u might hate d-block but know one thing d-blocku somalia dhan dembi kama galin ee siyad ayaa la dagaley waqoyi lakin qabilka yusuf garad somali dhan ayuu dembi ka galey markas ayuu sheeganaya in qabilkas somalia yihin. They have never apologized to anyone for what they have done. But d-block always apologize for what siyad did. Just shows u the different quality of our ppl. Sxb xitaa rra ppl ayaa dhulkooda ka soo qaxayo oo imaneyo puntland iyo somaliland maxay ku tusaysa? waxay ku tusaysa in dhulkooda la degi karin meeye somalinimada uu sheeganayo? SXB reerkas inayba sheegtan somalia ma ahan. I cant believe the map he highlighted and warrants a huge complaint. Anyways ninkas manta inuu sheegto somalia dhulkisa ayaa ah waan ka xum ahay waana been cad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 26, 2010 Sanaag-Dagaalo Culus Oo Ka Dhex Qarxay Cidanka Puntland Iyo Al-Shabab Erigavo(TVSLE)-Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaad ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso. Iska hor imaadka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee saaka, waxaana weerar gaadmo ah ciidanka Puntland la beegsadey kooxda ka amarqaadatada Shiikh Attam kuwaas oo xiriir la leh xarakada al-shabaab ee ka dhisan Koonfurta Soomaaliya. Dagaalka oo socday dhowr saacadood ayaa lagu waramayaa inuu ka dhashey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay ayaa waxaa ku dhintey dagaalka saddex askari iyadoo ay ku dhaawacmeen shan kale,waxaana dhamaantood lasoo gaarsiiyey Isbitaalka weyn ee magaaladda Bosaaso. Khasaaraha gaaray maleeshiyada weerarka soo qaaday ayaa ah mid aan la ogeyn. Dhanka kale Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin jidka laamiga ah dhinaceeda ku aasayey walxa qarxa saaka gudaha magaaladda Bosaaso. Goobta uu ninkaas ku aasayay walxa qarxa ayaa waxaa ay ku taalla agagaarka Masjidka Faadumo ee wadada laamiga,waxaana la dhigay xabsiga iyadoo laamaha amniga ay baaritaan ku wadaan isla markaana aan wax faahfaahin ka bixinin. Wadada laamiga ayaa waxaa xilligaas maraayay ciidan gurmad ah oo kusii jeeday halka uu iska horimaadka ka dhacay. Xaaladda Gobolka Bari ayaa u muuqata mid aad u kacsan, oo xaalad dagaal ah ciidamada ka amarqaata wadaadka Shiikh Maxamed Siciid Attam ee xiriirka la leh al-Shabaab oo horey loo aaminsanaa in ay Bosaso ka fuliyaan weeraro gaadmo ah ayaa hadda u beddalay hawlgaladoodi weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, waxaana ay tani muujineysaa awoodda ay ku leeyihiin Buuraha ku gadaaman Magaalada Bosaso. Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu sheegay in al-shabaab ay ku sugan yihiin gudaha Puntland isla markaana ay isku urursadeen buuraha Gobolka Bari, waxaa dhan walba ka jira ciidankeena, dhawaana dagaal ayaan ku qaadeynaa ayuu yiri Faroole mar uu la hadlaayey warbaahinta, inkasta oo dagaalkii iyo gacanqaadkii ay la hormareen, malayshiyadii isku urursatey buuraha gobolka Bari ee uu hoggaamiyo Shiikh Attam Quote Share this post Link to post Share on other sites