Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 Reer Sanaag Oo Dibadbaxyo Sameeyay on Nov 14, 2010 ShareBanaanbax loogu soo horjeedo Xukuumadda uu soo dhisay Ra’isal wasaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ka dhacday deegaano hoos taga gobolka Sanaag. Dibadbaxan oo ka dhacay magaalooyinka Badhan, Laasqoray, Dahar iyo deegaano kale ayaa waxaa la sheegay inay soo abaabuleen dadweynaha ku dhaqan degaanadaas kuwaasi oo tilmaamay in ay ka soo horjeedaan wasiirrada cusub iyagoo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen xukuumadda Soomaaliya. Dibadbaxayaasha ayaa ku qaylinayay hadalo ka dhan ah dowladda Soomaaliya, waxayna ugu baaqeen in xildhibaannada Baarlamaanka KMG ee kasoo jeeda deegaanadaasi in ay 24-saac gudahooda isaga soo baxaan magaalada Muqdisho ayna yimaadaan deegaanadooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 Dibadbax looga soo horjeedo xukuumada Ra'iisul wasaare Farmaajo oo maanta ka dhacay degmada Badhan Axad, 14 November, 2010 (HOL) − Banaanbax aad u balaaran oo looga soo horjeeday xukuumada raysul wasaare Farmaajo ayaa maanta waxaa dhigay boqolaal ka mid ah dadka degmada Badhan ee gobolka Sanaag. "Waxaan ugu baaqaynaa xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada sanaag bari in mudo 48-saacadood gudahood ah ay isaga soo baxaan magaalada Muqdisho : ayuu yiri Caaqil Cabdulaahi Cabdi Ibraahim oo u waramay idaacada Horseed. Waxaa kaloo uu sheegay in aysan haba yaraatee wax taageero ah u hayn xukuumada raysul wasaare Farmaajo ,isagoo xusay in ay saluugsanyihiin xukuumada la soo dhisay. "Dibad baxan waa mid aan uga soo horjeedno sida loo ilaaway siyaasiinta sanaag bari " ayuu hadalkiisa ku sii daray,waxaana uu xusay in mudaharaadka uu sii socon doono. Shalay waxaa magaalada Muqdisho shir ku qabtay xildhibaano ka soo jeeda gobolka sanaag ,kuwaasi oo sheegay in ay kalsoonidii kala noqodeen xukuumada cusub ee la soo dhisay. Ugu danbayntii dadka degmada badhan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa wayn ee degmada ,iyaga oo wata boorar ay ku qoronayihin erayo ay uga soo horjeedaan xukuumada Farmaajo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2010 Xaji_Xunjuf .The tfg should give ministers to makhiir instead of caado qaate's who have no support from their people such as Ina Omar, Axmed C/raxmaan Abaade. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 ^^ you are right the maakhrians deserve it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2010 MUDAHAARO BALAADHAN OO KA DHACAY GOBOLADA SANAAG , HAYLAAN IYO BARI OO LOOGA SOO HORJEEDO XUKUUMADA FARMAAJO Sunday, 14 November 2010 13:06 Deegaanada Maakhir dhamaantood ayaa waxaa maanta ka dhacay mudaharaado looga soo horjeedo xukuumada raysal wasaare farmaajo uu soo dhisay. Magaalooyin ka tirsan Gobolada Sanaag , Haylaan iyo Bari ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen ururada bulshada , Isimo iyo Siyaasiyiin iyo dhamaan shacabka ku nool Goboladaas. Magaalooyinka uu ka dhacay Banaanbaxani ayaa waxaa ka mid ahaa sida wararku nagu soo gaadhayo Magaalooyinka Badhan, Hadaaftimo, Dhahar,Xingalool iyo laasqoray. Mudaharaadkii ugu balaadhanaa ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Badhan oo ay ku sugnaayeen Isimo aad u fara badan , Isimada iyo siyaasiyiinta ku kulmay magaalada Badhan ayaa waxa ay ugu baaqeen xildhibaanada ku sugan magaalda Muqdisho ee u dhashay deegaanada Maakhir in ay si degdeg ah ugu soo laabtaan deegaanada Maakhir si dib loogu eego aayaha deegaanka, Waxa kale oo ay ku baaqeen in aan xukuumada Farmaajo la ansixin maadaama ay tahay mid aan cadaalad ku dhisnayn. Sawiradii Banaanbaxa ka dhacay deegaanada Maakhir ayaanu dib ka soo gelin doonaa saacadaha soo socda hadi ilaahay yidhaahdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: you are right the maakhrians deserve it. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted November 15, 2010 A communique released by Maakhir Diaspora in Sweden. Communique Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted November 15, 2010 Let's wait and see that how this interim foreign imposed solution bring in the desired result. It's amazing for the knuckleheaders in charge of this rickety ark to make such a move, unmindful of the consequences of losing more regions. Reality is the people of SANAAG, HAYLAN, WESTERN BARI, & JUBA are distinct political group with definate territory and a history of self-autonomy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted November 15, 2010 So, Secessionists are in love with reer Maakhir lately !! These Protests if true are unnecessary ,,,,laakin maba aha waa caantaynkii reer SL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 15, 2010 It is all going well ....... people are learning. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 15, 2010 Originally posted by NASSIR: Let's wait and see that how this interim foreign imposed solution bring in the desired result. It's amazing for the knuckleheaders in charge of this rickety ark to make such a move, unmindful of the consequences of losing more regions. Reality is the people of SANAAG, HAYLAN, WESTERN BARI, & JUBA are distinct political group with definate territory and a history of self-autonomy. The Jubba is a cosmopolitan region, leave it out of your squabbles. That's all we ask from you lot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 15, 2010 ^Excuse me folks! Jubbba (that is the correct way to spell it thank you) belongs to my people. Go discover your own imaginary lands. Sheeko! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 15, 2010 Originally posted by NinaNC: ^Excuse me folks! Jubbba (that is the correct way to spell it thank you) belongs to my people. Go discover your own imaginary lands. Sheeko! With 3 B'S Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 15, 2010 Well Sanaag is also cosmopolitan region. The suitable term for Nassir would be "Eastern Sanaag" since that is where the protests took place and not all of the region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 15, 2010 lol@XX. Soo ma aadan arkin, Haatu used 2 Bs, Nassir used 1 b and I added them up and claimed my land. Quote Share this post Link to post Share on other sites